Sayid Mohammed Abdulle Hassan’s Poem about Majeerteens
Majeerteen iyo Boqor Cismaan ayuu Sayidku gabaygan u tiriyey isagoo difaacayey Daraawiishta iyo halgankoodii oo Boqor Cismaan laf-dhuungashay ku noqday:
1. Majeerteen majnuun inuu yahaan, marag u haystaaye
2. Waa niman masakhan oon ahayn, midhaha Daaroode
3. Waa niman siddii Moolaadhabe, miciya dheerdheere
4. Waa niman maddada oo cir weyn, oo masiiba ahe
5. Waa niman lafaha mudhuxsadoon, muruqna reebayne
6. Waa niman haddad min u furtoo, malab durduursiiso
7. Ama aad maqaarreyda geel, xero u meegaarto
8. Waa niman inay mahad naqaan, laga malaynayne
9. Cir milshiyey dhulkoo malaf ka baxay, maalka oo dararay
10. Waa niman martidu eeyan tegin, madal ay joogaane
11. Waa niman madaal inay baxshaan, loogu muhanayne
12. Waa niman haddaad gabadh markab ah, maqaasiinka u geyso
13. Wuxuu fiidka horre mayracoo, marakabeeyaaba
14. Waa niman masaladood jabtoo, hooyadood mira e
15. Waa niman misciliisha ugu jira, sina u meerkeede
16. waa niman candhada laga maraa, milil ka dhiiqaaye
17. Waa niman maruubada la’oo, minidu dhaaftaaye
18. Waa niman siddiii mowle bahal, laga mareertaaye
19. Waa niman mareeg lagu dabraa, sida maliid awre
20. Waa niman madhuushoodu tahay, mooye qaab darane
21. Waa niman margigu siiban yahay, iyo mataanuhuye
22. Waa niman macaankii jannada, meel aan ku lahayne
23. Waa niman futadu maastahoo, duud maloogna ahe
24. Waa niman miskaha lagala dhacay, qaare madax weyne
25. Waa niman minjuhu ay yihiin, miiqan taag darane
26. Gabaygaa ha laguu maadsadee, mariya oo geeya
27. Markab nagaga sii qaada oo, meel walba u dhoofsha
28. Nimankii makhaayadaha fadhiyey, naga mihiibsiiyaHarti55
Sayid Hassan poem
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Sayid Hassan poem
Ok I give up, the only thing I understand is Waa Niman. Is it amaan or is it cay?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sayid Hassan poem
black velvet wrote:Ok I give up, the only thing I understand is Waa Niman. Is it amaan or is it cay?
he is said mejeerteens are homosexuals and futtaday dhiibtaaan
now is it amaan or cay adigu no sheeg
i know this gabay in my head
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Sayid Hassan poem
Cardiff girl
are you trying to change your old habbits,
are you trying to change your old habbits,
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sayid Hassan poem
15. Waa niman misciliisha ugu jira, sina u meerkeede
16. waa niman candhada laga maraa, milil ka dhiiqaaye
17. Waa niman maruubada la’oo, minidu dhaaftaaye
18. Waa niman siddiii mowle bahal, laga mareertaaye
19. Waa niman mareeg lagu dabraa, sida maliid awre
20. Waa niman madhuushoodu tahay, mooye qaab darane
21. Waa niman margigu siiban yahay, iyo mataanuhuye
22. Waa niman macaankii jannada, meel aan ku lahayne
23. Waa niman futadu maastahoo, duud maloogna ahe
24. Waa niman miskaha lagala dhacay, qaare madax weyne
25. Waa niman minjuhu ay yihiin, miiqan taag darane
26. Gabaygaa ha laguu maadsadee, mariya oo geeya
27. Markab nagaga sii qaada oo, meel walba u dhoofsha
28. Nimankii makhaayadaha fadhiyey, naga mihiibsiiyaHarti55
16. waa niman candhada laga maraa, milil ka dhiiqaaye
17. Waa niman maruubada la’oo, minidu dhaaftaaye
18. Waa niman siddiii mowle bahal, laga mareertaaye
19. Waa niman mareeg lagu dabraa, sida maliid awre
20. Waa niman madhuushoodu tahay, mooye qaab darane
21. Waa niman margigu siiban yahay, iyo mataanuhuye
22. Waa niman macaankii jannada, meel aan ku lahayne
23. Waa niman futadu maastahoo, duud maloogna ahe
24. Waa niman miskaha lagala dhacay, qaare madax weyne
25. Waa niman minjuhu ay yihiin, miiqan taag darane
26. Gabaygaa ha laguu maadsadee, mariya oo geeya
27. Markab nagaga sii qaada oo, meel walba u dhoofsha
28. Nimankii makhaayadaha fadhiyey, naga mihiibsiiyaHarti55
- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Sayid Hassan poem
owkay...wow what does he have against MJs ninkaThe_Emperior5 wrote:black velvet wrote:Ok I give up, the only thing I understand is Waa Niman. Is it amaan or is it cay?
he is said mejeerteens are homosexuals and futtaday dhiibtaaan![]()
![]()
now is it amaan or cay adigu no sheeg
i know this gabay in my head
I didn't understand, I need to learn Somali vocabulary.
That sounds foreign what's mareeg and maliid? They're not in the dictionaryWaa niman mareeg lagu dabraa, sida maliid awre
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 21186 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 514 Views
-
Last post by Harti55
-
- 13 Replies
- 2429 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 9 Replies
- 2592 Views
-
Last post by zingii
-
- 67 Replies
- 9430 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 2 Replies
- 1069 Views
-
Last post by jalaaludin5