Page 1 of 1

Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 1:26 pm
by kambuli
Mid bidixda ka laafyoodaa ku yidhaahdo" Can you tell me the name of the perfume you are wearing/on?

Would you tell?

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 1:27 pm
by The_Emperior5
kambuli wrote:Mid bidixda ka laafyoodaa ku yidhaahdo" Can you tell me the name of the perfume you are wearing/on?

Would you tell?
:lol: :lol: :lol:

haa waxa ku odhan lahayd cadarkad haysid waban haye ma ka iibiyaa :mrgreen:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 1:30 pm
by HELWAA
:lol: :lol: :lol: @laafyooda...inaalilaah baryaha kilmada ma maqlin.

I doubt many pple know what that word means kambuli :lol:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 1:32 pm
by Macaaney_1991
kambuli wrote:Mid bidixda ka laafyoodaa ku yidhaahdo" Can you tell me the name of the perfume you are wearing/on?

Would you tell?
:lol:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 1:36 pm
by Skippa
Not only would I tell if I was asked but I have actually done the opposite and asked mid i ag fadhiya war waxan kaa uuraya waa maxay...waxan uga jeeday wa wax kam kamaya oo si xun u uraya...isna si kaluu u qaatay ba...Intuu qosol dhikh dhikh dhikh ku dhuftay ayuu ii sheegay magaciisi, markasuu iigu daray inuu yahay cadar khatar ah oo lagu sameeyey wax la yidhah pheromone, wuxu uga jeeda waxa lagu daray wax sidii birnabta soo jiidanaya cilaawiyiinta :lol:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 1:39 pm
by HELWAA
Skippa wrote:Not only would I tell if I was asked but I have actually done the opposite and asked mid i ag fadhiya war waxan kaa uuraya waa maxay...waxan uga jeeday wa wax kam kamaya oo si xun u uraya...isna si kaluu u qaatay ba...Intuu qosol dhikh dhikh dhikh ku dhuftay ayuu ii sheegay magaciisi, markasuu iigu daray inuu yahay cadar khatar aha oo lagu sameeyey wax la yidhah pheromone, wuxu uga jeeda waxa la daray wax sidii birnabta soo jiidanaya cilaawiyiinta :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 2:23 pm
by kambuli
Emperior,

Ninyahow maxaad tidhi?

Helwaa,
They know it :up:

Skippa,

Trust me I am very sensitive to smell...So I assure you mine was not the Kam kam type you talked about...Waan ku wareeraa dadka is mariya balaayada urta dheer..Waxaa kasii daran kuwa ay isku darsoomaan dhididkoodii iyo waxay ay is mariyeen...

Calaa iyi kuli xaal, kamaad jawaabin su'aashii ee meel kale iyo duurxul baad gashay :clap: :clap: :clap:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 2:50 pm
by Skippa
Kambuli,

I did answer the Q sis, I have no problems with it...haduu mid cilaawiyi i weydiiyo cadarkeed marsata, I'd tell him...unless aan u arko wax doonaya inuu igu saqajaaamo, in which case, waan ka marmarsiyoon ama waan iska dhagatiri

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 2:57 pm
by Navy9
what does it mean "mid cilaawiyi"? the only thing i can think of a Alawi sect of Shia but I am sure you guys are talking about perfume and not religion? I need to change how I am thinking :lol:

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 3:13 pm
by Skippa
comes from the word cila' (or cilad)...which means "vice" I think...you know a person who smokes or drinks, we call those bad habits cilado...in djibouti, cilaawi is used to qualify a gay person

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 3:22 pm
by Navy9
Oooh, I see. In arabic, its 3ila (cila) written as عله which means disease, malady, sickness.

Thanks Skippa :P

Re: Haddii...

Posted: Thu May 28, 2009 3:27 pm
by shaamboo
kambuli wrote:Mid bidixda ka laafyoodaa ku yidhaahdo" Can you tell me the name of the perfume you are wearing/on?

Would you tell?

kambuli why not walaal the poor guy wanted to buy a gift for his boyfriend