Page 1 of 1
Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:11 pm
by The_Emperior5
Wa beautifull Babys oo biyahayga ka samaysme oo ka barakaysan badhiida
barrako meel walba idinkaga buufiye
Duccadii Xaaji xunjuf Jimcaha.

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:23 pm
by suga_n_spice
thank u

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:26 pm
by SummerRain
EMp,
Walaal amantan cirka noga so dhacday maxaa sabaabtayda ah? Yacni what caused/ inspired you to say it?

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:31 pm
by The_Emperior5
ismahan its hot today in holland xadarada iska kacsan

surwaal gabbaan baan maanta suuqa ku wareegeyee.
Bless you all.
Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:53 pm
by S-D-M
The_Emperior5 wrote:ismahan its hot today in holland xadarada iska kacsan
surwaal gabbaan baan maanta suuqa ku wareegeyee.
Bless you all.
since u r midget how do u wear shorts ??

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:54 pm
by Addoow
long life our women!!

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 5:55 pm
by The_Emperior5
Me midget where do u get that anigu nin dheer baan ahay sxb,.

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 7:28 pm
by Xamari_76
Naagaha somaliyeed kulaha

..Dumarka or Hablaha Soomaliyeed

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 10:43 pm
by I, Caligula
Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 10:45 pm
by Ureysoo
Xamilo Miya Naagtu, Sii Beey Emotional Oo Noqotay!!!.....
Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 10:45 pm
by Mr. Yungnfresh
naayaada

Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Fri May 29, 2009 10:46 pm
by sweeti
masha allah alaykum
Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Sat May 30, 2009 8:05 am
by The_Emperior5
Xamari_76 wrote:Naagaha somaliyeed kulaha

..Dumarka or Hablaha Soomaliyeed

naag dumar haween heblayo hablo Inan, wa isku wadda miid
Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Sat May 30, 2009 8:07 am
by surrender
Re: Naagaha somaliyeed
Posted: Sat May 30, 2009 10:07 am
by Jamac_Yare
beautiful somali girls
