Takbir:Top commander of xarakat alshabaab murtaddiin killed!
Posted: Sat May 30, 2009 10:07 am
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
Somalia Latest News English
Sarkaal katirsan Khawaarijta oo la qaarajiyay.
Mogadishu 29 May 2009 Waagacusub Media.
C/qaadir Cismaan Sheekhi oo Khawaarijta musuul ugu ahaa Degaanka Buulomareer ayaa Barqadii Maanta Ciidanka DKMG ku toogteen Isgooska Ex-Control Afgooye kadib markii lagu qabtay Bam Gacmeed xili uu sarnaa Gaari BL oo usoo socdey Magaalada Mogadisho.
Shabaab oo Waagacusub dhaleeceeyay Dhageyso ama Download
C/qaadir Cismaan Sheekhi iyo labo kamid ah Ilaaladiisa oo ku hubeysnaa Bastoolada ayaa soo raacey gaari Bl oo magadisho usoo socdey waxaana Gaarigii ee sarnaayeen Baritaan ku sameeyey Ciidanka DFKMG ee ku sugan isgooska Ex-Control Afgooye waxeena si gaar ah u baareen Taliyaha la toogtey oo ee ku helaan Bam Hasayeeshee lababadiisa Ilaalo ayaa la garab marey nasiibwanaagna waxa ee ka badbaadeen Toogashadii lagu sameeyey Taliyahoodii C/qaadir Cismaan Sheekhi
Khawaarijta Shabaab wali war kama soo saarin Toogashada Sarkaalkii u qaabilsan Degaanka Buulomareer oo barqadii Maanta Ciidanka Dowlada ku toogteen Isgooska Ex-Control Afgooye .
waagacusub@waagacusub.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download
Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download
Waagacusub Media
The Largest Media in Somalia