Page 1 of 1
Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:35 pm
by Cawaandi_91
Indhawaydba suuqii, kaa xaabi waayee
haddii aadan iga tagin, waxa igu walaahiya
Intaan kooka yaashiyo, Jaariyadahaygiyo
Naagtayda kugu diro, inay xaaqin kula dhici
iyo baafaf waaweyn!

Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:37 pm
by Advo
she should change her user name, everybody agrees with me

Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:38 pm
by Voltage
Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:40 pm
by Keyse_0208
Voltage wrote:Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
i think she refused to add him on Msn

Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:40 pm
by Babygirl-
Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:40 pm
by Cawaandi_91
Voltage wrote:Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
Gaashaanle waa kuma sxb?
Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:41 pm
by Voltage
Keyse_0208 wrote:Voltage wrote:Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
i think she refused to add him on Msn

Another time Gaashaanle came out of nowhere to say this to her
Xamari_76
plz ii barax yaan googarada si khibradaysan kaaga furine.

Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:42 pm
by Voltage
Cawaandi_91 wrote:Voltage wrote:Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
Gaashaanle waa kuma sxb?
Your other name.
Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:43 pm
by Cawaandi_91
Keyse_0208 wrote:Voltage wrote:Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
i think she refused to add him on Msn

I am fed up with her dalab, kayse hablaha internetka kama shukaansado, live baan ugu badheedhaa
Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:45 pm
by Cawaandi_91
Voltage wrote:Cawaandi_91 wrote:Voltage wrote:Gaashaanla maxaad gabada ka rabtaa?
Gaashaanle waa kuma sxb?
Your other name.

keep day dreaming sxb i have only one username
Re: Xamari_76
Posted: Sat May 30, 2009 6:48 pm
by AbduQadir
cawandi you are officially qarxis