Page 1 of 1

Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 1:45 pm
by Bohol iyo karaman
Madaxweyne Rayaale oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalda Burco
Written by Qarannews
Jun 03, 2009 at 03:31 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa qaddar daqiiqado ah ka hor si heer sare ah loogu soo dhoweeyey caasimadda gobolka Togdheer ee Burco.

Weftida madaxweynaha oo booqasho rasmi ahi uga bilaabatay gobolka Togdheer maanta,ayaa shacabka reer Burco si hagar la,aan ah oon loo kala hadhin caleemo qoyan ugu soo dhoweeyeen madaxweynehooda iyo weftigiisa. Weftiga ayaa hadda loo gudbiyey aqalka nasashada ee gobolka, dadweynaha reer Burco oo aan u kala hadhin soo dhawaynta madaxweynaha ayaa loo soo dhaweeyay soo dhawaynytii ugu qaalisanayd ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyo gobol ama magaalo ka mid ah magaalooyinka Somaliland

Waftida oo saacadaha soo socda howshoodii si rasmi ah u gudo geli doona, waxa ay isla ,maantaba la kulmi doonaa laamaha dawlada iyo hay'adaha ka hawl gala magaalada iyo gobolka iyada oo dadweynaha u ay tubnaayeen ilaa duleedka magaalada Burco iyo gaar ahaan wadada uu madaxweynahu uu ka soo galaayay ayaa ilaa hada waxa ay dadweynaha reer Burco ku xoonsanyihiin iyaga oo koox koox u socda badhtamaha magaalada iyaga oo aad ugu faraxsan imaatinka uu u yimid madaxweynahoodu.



Wixii warar dheeraad ah ee soo kordha kala soco, ishana ku hay shabakadda Qarannews.



Qarannews desk.

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 4:41 pm
by yawle
President Daahir Rayaale welcome to Burco, home of the brave. :up:

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 4:50 pm
by Somalistan
^^^Faqash boy save it no one really cares what you have to say.

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 4:51 pm
by AbduQadir
Captain24 wrote:Mos of those who welcomed were habar yoonis oromo foot soldiers , hoyadiin wase dheh, yaa ceeb dhuuqay


warya dhabyaco boy - riyaale is not the president of HY but all somaliland and he will be replaced soon :up:

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 4:54 pm
by yawle
Captain24 wrote:Mos of those who welcomed were habar yoonis oromo foot soldiers , hoyadiin wase dheh, yaa ceeb dhuuqay
Habaryoonis mar walba oo Dhabayaco karbaashto horta maxaa xaarka u xejisan kari waydaan oo u dabo dhacdaan? :lol:

I know you are bitter because Col. Dhancade, the great HY warior and head of the SL armed forces in Sool Karbaashed you so badly . It is no wonder you Dhabayaco bytches are acting like a proper girls these days. This time, Col. Dhancade will be giving President Daahir Rayaale Kaahin tours on all the areas which are known as "Dhabayaco Ku Xaar". :up: :lol: 8-)

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:02 pm
by Somalistan
Gaypride aka Makhnuud24,

Walahi o Bilaahi I haven't gotten the least amount of disgruntled feeligns towards HJ. I see them as my kinfolk nothing more nothing less. We fought and we made peace. HY and HJ are two brotherly people from same city and state. We are not like Harti koombe kab lax who have dual citizeship killing each other to this day. Your lame attempt to divide HJ and HY will not work. Focus on your own problmes faqash boy and stop turning over your fellow dooros the OGadens to Ethiopia. Man you people are dispicable we dont want to catch your disease.

btw..the Majority of Isaaqs are united today against Udub. If elections were to be held today, Kulmiye wins big. :lost:

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:09 pm
by yawle
The Dooros have a focked up way of thinking. They are beaten soo bad and they still have the audocity to talk about something else. What lowlifes they are.

An old Isaaq poet already talked about this phenomenon that no other clan seems to share.

Dakhar nimu ku dhacay waa gartii inu dawaamaaye
Nimaan diley siduu iigu digan bayga degi weydey :up: :up:
Dameerkuba dushoo laga raruu dookhad kiciyaaye
Duunyaduu u liitaye si kale uma dinnaahsheene
Adiguna dammiinyohow inaad derejadaa joogto
Sheekada daciifkeed waddaa taa daliil u ahe 8-) :up:


Dhabayaco oodkacdii hooyada mooryaanta Puntland u soo karisay waxa ku casheeyey oo cunay Col. Dhancade iyo nimankii Habaryoonis ee hareero taagna. Now that is what you call checkmate!

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:17 pm
by yawle
MJ Bride,
You need to learn you history properly. The only subclan that has completely karbaashed the Dhabayaco+Dhulbahante+Mareexan+Cagdheer, is the sub-sub-sub-sub-sub-sub-sub-sub-sub-sub clan of Ismaciil Care. :up:

I am done with you Dhabayaco mar hadaan Taariiikhda Somalida tan ugu xun kugu dhigay "Daarood Ku Xaar" LOOOOL :mrgreen:

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:18 pm
by Captain24
I see my comments has hurt some feelings, why delete my comments and at the same time take shots at me? Good luck habar Oromo. Bring your Oromo asses in Generals, since you guys don' have the balls to cyber fight

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:20 pm
by yawle
Dhabayaco bytch,
We know you deleted them. Spare us the calaacal.

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:27 pm
by Cawaandi_91
Captain24
Horta yaa kuu amray inaad Siyaasadda Duriyadda faraha la soo gasho!........
Amar la aan masoo geli kartid, :arrow:

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Wed Jun 03, 2009 5:44 pm
by Somalistan
GayPride aka Makhnuud24,

Can you explain how I can't seem to post in the buqland section without our comments being deleted. Go fuk yourself you faqash mo'focker. :arrow: :lost:

Re: Pre. Riyaale oo sidaran logu soo dhoweyeey Burco

Posted: Thu Jun 04, 2009 8:56 am
by Cali_Gaab
He went to Burco after 7 years huh?

Was he campaigning or was he learning the geography of the region?