Somaliland graduates in India..PIX.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Somaliland graduates in India..PIX.

Post by Somalistan »

Hydrabad (Somalilandpress) — 71 Arday oo ka mid ah Ardayda reer Somaliland ee wadanka Hindiya Waxbarashada ugu baxay ayaa ka Qalin-jebiyay Jaamacadaha Wadankaasi, iyaga oo bartay Culuunta kala duwan ee ay ka mid yihiin Dhaqaalaha (Commerce), Barashada Culuunta Computerka (Computer Science), Habka Baadhitaanka Caafimaadka (Medical Laboratory), Culuunta Barashada Siyaasada (Political Scince), Injineernimada iyo Culuun kale oo tiro badan oo wadanku aad ugu baahan yahay, baahiyo badana dabooli doonta marka ay soo guryo-noqdaan.

Tirada Ardaydan Qalin-jebisay oo noqonaysa tiradii ugu badnayd ee Arday reer Somaliland ah oo ka soo qalin-jebiya Jaamacadaha Hindiya, ayaa waxa loo qabtay Munaasibad aad u qurux badan oo Shahaadooyinka lagu gudoonsiiyay, Ardayduna ugu dabaal-dageen dhamaystirka Culuuntooda, xafladaasina waxay ka dhacday magaalada Hyderabad Hoteel ku yaala oo loo yaqaano TajBajira oo ah Hoteelka ugu wayn wadanka Hindiya
Image
Image
Image
Image

source: www:somalilandpress.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”