Page 1 of 1

The Worst cultural conflict

Posted: Wed Jun 03, 2009 10:06 pm
by hanad_mn
a father saw his daughter with a hip hop somali boy.

Father: Naayaa yaakubaray waxaan Saqajaanka ah?
daughter: aabe facebook aa iska baranay.
Father: Facebook waayo?
Daughter: aabe waa website.

Father: website waaxay dee? father gets angry.

Father: Naayaa sookuma dhihin naagalada hala sheekeesan. Guryaha gaalada ayaad kasoobaratay soomaaha saqajaankaan.
Daughter: aabe computerka ayaan kabartay
father: computerka xagee yiilay aaad kabaratay. maxaase kugeeyay meelaha computerka
daughter: aabe kan guriga yaalo waaye.
father: aniga ayaad waxaas ii sheegaysaah soomaaha beentaas. ma computerkeena ayaa gaalka facebook oo aad sheegaysay isticimalaah mase cunugaan ayaa gurigeena imaaday. marka aan maqanahay ayad guriga keentaah soomaaha. :lol: :lol: