Somali leader of hellfire dogs fighting in wabxo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Somali leader of hellfire dogs fighting in wabxo

Post by AhlulbaytSoldier »

Wahabi Xasan Dahir(la´natallah alayhi) oo Wabxo ku duulay iyo Ahlusunna oo nasri sheegay


Mogadishu 04 June 2009 Waagacusub Media.
Hogaamiyaha cusub ee Xisbul Islaam oo wato 14 gawaarida dagaalka ayaa la sheegay inuu kulaalayo degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud halkaas oo ujeedkiisu tahay inuu dagaal kula galo xoogaga Ahlusunna Wal Jameeca,sida ay ila wareedyo muhiima u sheegeen Waagacusub.

Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9

Inkastoo duulaanka dagaal ee Xasan Dahir Aweys la ogeeyn wuxuu kala kulmi doono hadana Afhayeenka goboladda dhexe ee Ahlusunna Wal Jameeca Sheekh Cabdi Risaaq Ashcari ayaa Waagacusub u sheegay inay ka warqabaan,una diyaar garoobeen.

" Duulaanka dagaal ee Aabaha Wahaabiyadda Xasan Dahir Aweys ku soo qaaday shacabka iyo Mujaahidiinta Ahlusunna waxaanu u aragnaa Nasri deg dega,waxaan ula jeedaa in Xasan Dahir ay qaadi doonto seefta Mujaahidiinta si fidnadiisa alle SWT ummadda uga dhex saaro"ayuu yiri Afhayeen Ashcari.

Sheekh Ashcari wuxuu tilmaamay in Xasan Dahir halis ku yahay diinta Islaamka iyo shacabka geeska Africa oo dhan laakiin Ahlusunna ilaah weeydiisaneyso guul ay nolol ama geeri ugu qabtaan Xasan Dahir.

Dad badan ayaa qabo fikirka ku saabsan in Xasan Dahir Aweys ku adkaan doonto sida uu kaga soo baxo Galgaduud hadii uu furan dagaal ka furo maadama uusan taageero ka heysan beelaha dega,uuna yahay nin talada bulshadda ka tilaabsaday.

Shacabka Soomaaliyeed taageero iyo abateet uma hayaan colaad qof u hormuuda waxaana muuqato in bulshada nacday dagaal dhiig ku daato iyo in loo gurbaan tumo shaqsi xukun doono.

Somalia waxaa ka idlaaday kalsoonidii lagu qabay koox ama shaqsi sheeganaya inuu diin Islaam wado,waxaana laga didaa magacya diimeedyadda hada isu rogay maata leeyska sida Al-Shabaab,Xisbul hebel,Kambooni,Caanoole iyo wixii la mida.

2006 Waxay urur diimeedyadda Al Itixaad heleen jaanis wanaagsan laakiin kama faa-iideeysan,waxaana hada muuqato in ceebtoodii ,astaxyada loo diiday,oo ay noqdeen la mood noqonse waayeen.

Sucaad Mohamed

Mogadishu-Office

Waagacusub Media
User avatar
Jesteye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 560
Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
Location: The league of evil (HQ).

Re: Somali leader of hellfire dogs fighting in wabxo

Post by Jesteye »

Kursi-Doon Dahir Dameer Aweys will get a good whipping. Insha-allah!

Ahlu Sunnah :up:

Al-Khawaarij :down:
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Somali leader of hellfire dogs fighting in wabxo

Post by galia »

Good news.

Lets only thank God :rose:

Guusha to dowlada somaliyeed iyo wadanko
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”