shir dhexmaray wakaalada shidaalka iyo macan baarista Pl iyo hayadda range resources ayaa maanta ka
dhacay xarunta wakaaladda macdan baarista Pl.

shirkaan ayaa wuxuu ku saabsanaa siddii ay isku baran lahaayeen, maamulka cusub
ee wakaalada Macdin baarista PL & madaxa sere ee shirkadda Range Resources Mr Peter Landan

Shirkaas ayaa waxaa lugu soo bandhigay waxyaabaha ay shiradu ka fulin doonto mustaqbalka
iyo wixii ay hore uga fulisay.