Ciidamo uu wato Cumar Xaashi oo ku wajahan degmada Ceelbuur ilaa degaanka Ceeldheer
Ciidamo uu wato Wasiirka aminiga ayaa saacdahada soo socda ku wajahan deegaanka Ceelbuur oo xarun u ah xoogaga isbiirsday ee Alshabaab iyo Xisbul Islaami iyadoona xiligaan halkaa ku sugan yihiin ciidamo xoogan uu hor kacaayo Xasan Daahir aweys oo dulaan ku ah deegaanka Guri ceel.
Ciidamadaan uu wato Xasan Daahir oo saakay dagaal xoogan kula wareegay degmada Wabxo ayaa la sheegayaa in ay dulaan ku yihiin deegaanka Guri ceel waxaase hada u soo ruqaansaday ciidamo uu wato Cumar Xaashi kuwaa oo laagu talay galay in ay sifeyeen gobolka Galgaduud iyo Hiraan kadibna u soo dhaqaqaan dhanka Muqdisho iyagoona ka soo galayo dhanka xeebta
Dadkka degmada Ceelbuur oo beel ahaan ula kala safan xisbiyada siyaasada isaga soo horjeeda ayaan laheyn hub ay isaga difaacdo ama ay ku diidana siyasad gurxan ay isaga soo horjeeda labada kooxood ee siyaasada isaga soo horjeeda iyagoona reerkaasi uu taagan yahay ninkii naqabsadaa waa adeerkeen oo micnaheedu yahay anaga cidii wax qabsataa koley waxba kama heleeyn waxaana la dhihi xaabada lagu shidaayo dagaalada koonfurta ka jiraa ay yihiin dadka ka soo jeeda deegaankaasi oo iyagu qabo in masuul ka yihiin diinta ilaahay ay Soomaliya oo idilna ay islaaminayaan
Ciidamadaan uu wato Cumar Xaashi ayaa ku hubeysan taangiyo iyo beebayaal casri ah iyadoona la dhihi karo waa ciidan leh tabar xoogan looguna tala galay in ay wiiqaan awooda xoogaga islamaiyiinta ee xiligaan ku xoogaan deeganadaasi
Wal wal xoogan ayaa ka muuqda xiligaan deeganadaasi iyagoona xiligaan ay qaati katagnayeen dagaalada Ahlusuna iyo Alshabaab ee dhamaadka laheen ayaa hadan ugu soo darsantay dhanka dowlada waxaana tani ay ka sii dhigeysaa mid sii murjineysa xaalada adag ee ka jirta deeganadaasi
Waxaa la sugaa waxa uu ka danbeeyo filmka ay kala jilayaan Xasan Daahir iyo Cumar Xaashi halka uu ku danbeen doono iyo halka u danbeen doonto dadka deegaanka ee aan awwoda fiitoowga laheen
Col Cumar Xaashi(xafiduhullah)vs Col Xasan Dahir Aweys
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 2 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 15 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 3 Replies
- 34 Views
-
Last post by Kanada
-
- 4 Replies
- 777 Views
-
Last post by galia
-
- 7 Replies
- 760 Views
-
Last post by Addoow
-
- 5 Replies
- 25 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 29 Replies
- 2177 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 14 Replies
- 1966 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 6 Replies
- 1044 Views
-
Last post by wadaniweyn1