Page 1 of 2

Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 9:54 pm
by CoolPoisons
Jeneral Barre Hiiraale oo ka mida golaha baarlamaanka,kana mida hogaamiyeyaasha ugu caansan Somalia ayaa markii ugu horeysay baaq gaara u dira Shacabka ku nool goboladda Jubooyinka iyo Gedo

Barre Hiiraale oo telefoon kula soo xiriiray Waagacusub Media wuxuu shacabka ku guubaabiyay inay gacan ka geeystaan hoowlgal guud oo la doonayo in Jubooyinka iyo Gedo looga sifeeyo kooxaha uu ku sheegay Canaasiirta Islaam la dirirka ee Shabaab la baxay.

"Waxaan doonayaa inaan baaq guud u diro dhamaan shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibad mid gaara degaanada aan ku socda ee Jubooyinka iyo Gedo,baaqeeyguna wuxuu yahay inay halganka gobanimadoonka ee aan wadno isgarab taagaan oo kooxaha Canaasiirta Khawaarijta qabqabashadooda naga gacan siiyaan"ayuu yiri Barre Hiiraale.

Jeneral Barre Hiiraale wuxuu tibaaxay in amniga guud ee Jubooyinka iyo Gedo kula wareegayaan todobaadkaan gudahiisa,loona baahan yahay in dadweynaha kala shaqeeyaan sidii hubka iyo saraakiisha Khawaarijta loo qaban lahaa si aysan u baxsan oo fidno dambe u soo abaabulin.

" Dowladda Federalka mudo ayey abaabul ku jirtay,waxay ila tahay in la joogo saacadii kala baxa,waxaana shacabka guud ahaan ka codsaneynaa inay halganka kaalintooda ka ciyaaraan"ayuu Jeneral Hiiraale ugu dambeyntii ku dardaarmay.

Hiiraale iyo saraakiishii maamulkiisii la wiiqay waxaa la sheegay inay ku socdaan Magaalo xeebeedka Kismayo,wuxuuna duulaankoodu yahay mid ku beegmayo xilli shacabka degaanadaas qaati ka joogaan tacadiyo baahsan oo ay kula kacayaan maleeshiyadda Xasan Turki ee sedexda magac ku hoowlgala.

Kismayo waxaa lagu goowracay,daldalay,gacma gooyay Waxgarad iyo Caruur Soomaaliyeed oo laga xusi karo gabadhii yareed ee Caasha Ibrahim iyo siyaasigii weynaa ee Cabdi Raxmaan Waldiiro,allaha u wada naxariistee,kuwaas oo dhamaantood loo dilay si ka baxsan shareecadda Islaamka,Somalinimada iyo Bini-aadamnimada.

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 10:15 pm
by djibsomali
the fast runner antilope lol

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 10:55 pm
by Desert-Runner
Fuck you and Barre Hiirale dawg, Turki and his boys have been a blessing to Kismaayo and no one is about to give that up for the return of that f-king bitch you have for a leader...it was under his watch that killings, atrocities, and ethnic cleansing have become a common practice. And I say this on behave of all Jubbaland citizens, you, Hiiraale and the JVA could all come and suck my ceeb. :mrgreen:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 11:24 pm
by paidmonk
Coolpoisons is the last Maurehaun dreaming about isbaaro in Kismayo. Those days are long gone, my friend. Enjoy the caano boore served by reerka Raas Kambooni. :lol:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 11:33 pm
by Ina Baxar
Seriously though , berigii inoogu dambaysay barre korneyl bu aha , gormu dalacay ?

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 11:40 pm
by zingii
Ina Baxar wrote:Seriously though , berigii inoogu dambaysay barre korneyl bu aha , gormu dalacay ?
:?: :?: :?: Shariif macalin buu ahaa goormuu dallacay(became president)?

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 11:41 pm
by Ina Baxar
^ Ina Lilah wa Ina Ileehi Rajiicun !

haddanad ka jawaabi karin sua'sha lagu waydiyo inaad iska aamusto ayaa lagu qaatay zingii

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 11:46 pm
by zingii
Ina Baxar waa ku salaamay. :mrgreen:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sat Jun 06, 2009 11:47 pm
by Ina Baxar
Waan kaa qaaday zingii , somehow you don't come across as a bad person :lol:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sun Jun 07, 2009 1:23 am
by zingii
Ina Baxar wrote:Waan kaa qaaday zingii , somehow you don't come across as a bad person :lol:
If only aan lacag heli lahaa markaan kalmadaa maqlo.

meesheydaa taagnaan lahaa. :lol:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sun Jun 07, 2009 1:58 am
by CoolPoisons
dhabyacos and Irir i know it kills U that the Mujahid's returning

this man will be the 1 who be rulling U for another 21 years. taas ogaada

ina baxar wali waa cornel laakin ma hadalkiisa diiday. inu Shiskabab ciribtirayo so howl fiican ma aho

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sun Jun 07, 2009 1:59 am
by oldenglish
miskiin :mrgreen:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sun Jun 07, 2009 2:01 am
by CoolPoisons
Nolow Jale Nolow

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sun Jun 07, 2009 2:08 am
by zingii
He sure looks like a leader. :up:

waa: ina libaax sanka taabte, masoo jeeste, ma jixinjixe, mowqifkiis gaare.

Nin abtiriskaas wata yaaba ugali kara. :up:

Re: Jeneral Barre Hiiraale oo baaq u diray shacabka Jubaland

Posted: Sun Jun 07, 2009 3:31 am
by paidmonk
CoolPoisons wrote:dhabyacos and Irir i know it kills U that the Mujahid's returning

this man will be the 1 who be rulling U for another 21 years. taas ogaada

ina baxar wali waa cornel laakin ma hadalkiisa diiday. inu Shiskabab ciribtirayo so howl fiican ma aho
Don't mistake this fat old man for Siad Barre. Marehan clan militia lifetime is 1998 to 2008.

You guys have as much power as my little sister. Just sit back and let the big boys play (Puntland, Benadir thugs, and Wahabists). :som: