Waftigii Madaxweyne Rayaale oo caawa soo gaadhay Oodweyne.
Saturday, 06 June 2009
Burco(Togdhnews)-Waftigii Madaxweyne Rayaale ayaa fiidnimo caawa ,soo gaadhay Magaalada Oodweyne,halkaasoo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen
Dadaweyne iyo gadiid badan oo ku sugayay duleedka magaaladaasi.
Madaxweyne Rayaale oo galabta casarkii ka soo dhaqaaqay Magaalada X.saalax oo loogu sameeyay martiqaad qado ah ,Isagoo ku soo hakaday magaalada Khaatumo iyo Laan mulaaxo ,ka dibna caawa soo gaadhay Magaalada Oodweyne.
Madaxweynaha oo caawa u hoyan doona Odweyne,ayaa la filaya inuu kulamo la yeelandoono Waxgaradka iyo Odayaasha degaansi oo ilaa shalay ku sii qulqulayay
Madaxweyne Rayaale oo subaxnimadii saaka ka soo jarmaaday magaalada Harada-gubataxil iyo Waraabeeye ee ka tirsan Gobolka togdheer, soona maray magaalooyinka Bisqi, Duruqsi,Iyo Xaajisaalax,oo dhamaantood si weyn loogu soo dhaweeyay.
TogdheerNews..Burco.
Madaxweyne Rayaale Visits HY Degmos in Oodweyne
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Madaxweyne Rayaale Visits HY Degmos in Oodweyne
The same ones he neglected miyaa 

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1055 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 384 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 0 Replies
- 249 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 1 Replies
- 241 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 4 Replies
- 437 Views
-
Last post by UniQue_SiSta
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 500 Views
-
Last post by Salah Al-Din
-
- 8 Replies
- 477 Views
-
Last post by omar1212
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by Elmi_Dheere