Rabshado Kadhacay Gudaha Magaalada Laascaanood
Rabshado iyo rasaas badan oo cabsi galiyay amaanka ayaa dhexmaray ciidamada maamulka labaxay Somaliland iyo shacabka magaalada laascaanood……………………….
Rabshado khalkhal galiyay amaanka magaalada ayaa kadhacay gudaha magaalada laascaanood kolkii ay iska hor yimaadeen ciidamo wata hubka tiknikada iyo shacab samaynayay dibad baxyo ay ku taageerayaan mid kamid ah Isim cusub oo ay samaysanayso beel kamid ah beelaha gobolka.
Rabshadahan oo ay ciidamadu adeegsanayeen hubka fudud iyo kan tiknikada ah ayaa laga maqlayay hugunkiisa daafaha magaala .
Majirin ilaayo hadeer cid wax ku noqotay rabshadahan iyo rasaastan dhacday hayee shee waxaa lasheegay in xabsiyada ladhigay qaar kamid ah odoyaal beeleed iyo dhalinyaro aad ubadan.
Shacabka ayaa iyana watay qaar kamid ah sawiro ay ku taageerayeen mid kamid ah isin cusub oo ay yeelanayso mid kamid ah beelaha. Gobolka sool
Boqolaal shacab ah ayaa kor ugu qaylinayay halku dhigyo ay ku taageerayeen isinkan cusub iyadoo ciidamaduna kala dareerinayay dadka halkaas isugu soobaxay.
Lama garanayo ujeedada rasmiga ah ee ka danbeysay ciidamadan kala darerinayay dadka iyagu usu soobaxa sameeyay hasa yeeshee dadka idha indheeya arimaha ku aadan siyaasada gobolka sool ayaa sheegay in arintan ay ka danbeysay maamulka labaxay somaliland oo doonayay inay caleemo saaraan Isin iyaga ay soo xusheen.
Widhwidh Online news Desk...Media Center
uprising in Laascanood !!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: uprising in Laascanood !!!!
our freind peace in danger
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: uprising in Laascanood !!!!
Siyaasada somaliya waxay noqotay un xabad xabad xabad xabad. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 29 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 1 Replies
- 548 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 286 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 4 Replies
- 827 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 13 Replies
- 699 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 0 Replies
- 238 Views
-
Last post by Cardiff Girl
-
- 47 Replies
- 2061 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 2 Replies
- 229 Views
-
Last post by shidow1
-
- 1 Replies
- 280 Views
-
Last post by Queen_Arawello