Page 1 of 2

indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:30 am
by new-york24
"soo joog laga waa,soo jiifsaa laga helaa"

Yuusuf Indha cadde oo ku dhaawacmay dhawaan dagaaladii ka socda Degaanka Yaaqshiid ayaa waxa loo qaaday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,wararka naga soo gaaraya Magaalada Naoribi ee Dalka Kenya ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Yuusuf Indha cadde uu ku sugan yahay Nairobi halkasoo lagu dabiibayo.

Warkan oo aah la iskula dhexmarayo Magaalada Nairobi ayaan mar aanu la xiriirnay waxaa noo xaqiijiyey dad ku sugan halkasi,ninkan ayaa waxa uu ahaa ninkii hogaaminayey mas�uulkana ka ahaa dhowr dagaal oo ay Maleeshiyaadka Kooxda Shariif ku soo qaadeen fariisimada Xoogaga Mujaahidiinta ay ku leeyihiin Degamada yaaqshiid.

Labadii dagaal ee dhacay Maalmihhii Jimcaha iyo Khamiista ayaa waxa hogaaminayey yuusuf Indha cadde oo horay ugu balan furay Xoogaga Mujaahidiinta ka dib markii ay amaan siiyeen isla markaasna ay aamineen isga oo ka balan qaaday in uusan u soo raaceynin Kooxda Shariif taas badalkeedana uu galayo Masjidka si uu uga baxo arimaha siyaasada ee ka taagan Soomaaliya.

Indha cadde ayaa dhaawacu soo gaaray Galainkii danbe ee Jimcaha halkaasoo looga qaniimeeystay garigi uu watay kaas oo uu saarnaa Qoriga loo yaqaan Dhashiikaha,Yuusuf indha cadde oo dhaawac ah ayaa si hal haleel ah waxaa u qaday qaar ka mid ah Maleeshiyaadkiisii iyada oo goobtaasina la dhigay 9 ka mid ilaaladiisii oo halkaasi ku bakhtiyey.

Ma aha Indha cadde oo kaliya kan dhaawucu uu ka soo gaaray dagaaladii Yaaqshiid balse waxaa uu dhaawac ka soo gaaray Taliyihii Caanka ahaa ee Kooxda Shariifka oo lagu magacaabo C/llaahi Macalin Mukhtar oo si ba�an uu dhaawac culus uga soo gaaray dagaaladaasi waxana lagu daaweeynayaa xarumaha Gaala Madowga AMISOM eek u soo duulay Soomaaliya,sidoo kale waxaa isna dhaawac uu soo garay C/fataax Ibraahim Shaaweey oo ka mid ah Ashahaada la dirika Muqdisho waxana uu ka dhaawacmay qaarka hoose isna waxaa lagu daaweynayaa isla xarumahaasi,



قال تعالى : ( وقاتلوهم حتى لا تكون فتنة ويكون الدين كله.) )

اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب

اهزم الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:34 am
by Queen_Arawello
Welcome back Ugaas :rose: :clap: :clap:


PS: Indhacade wa kuma :|

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:38 am
by Babygirl-
New-York inadeer u have been missed welcome back.. :rose: :clap:

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:41 am
by Goljano Lion
like Tupac said
Where do warlords go when they die?
Ain't no heaven for a thug warlord nigga
That's why they go to thug mansion

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:45 am
by new-york24
qalanjo af gaduud, iyo qalanjo qoor dheer thnx :lol:
what kind of trouble have you 2 been getting into while i was away.

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:47 am
by Goljano Lion
new-york24 wrote:qalanjo af gaduud, iyo qalanjo qoor dheer thnx :lol:
what kind of trouble have you 2 been getting into while i was away.
waryaa gabadhii reer isaaq dhagaxbuur ma iga soo heshay

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:48 am
by new-york24
Queen_Arawello wrote:Welcome back Ugaas :rose: :clap: :clap:


PS: Indhacade wa kuma :|
indhocade is similar to a washed up grant hill,he gets traded to a new team every season.
your tipical insecure warlord weeye :lol:

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:50 am
by Goljano Lion
new-york24 wrote:
Queen_Arawello wrote:Welcome back Ugaas :rose: :clap: :clap:


PS: Indhacade wa kuma :|
indhocade is similar to a washed up grant hill,he gets traded to a new team every season.
your tipical insecure warlord weeye :lol:
:lol: :lol: so which team was he playing for ..shiish-kebaab mise Ahlu suna waa jamacada

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:51 am
by Queen_Arawello
:lol: New York qalanjo af gaduud and I have been behaving well while you were away :mrgreen:

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:51 am
by Goljano Lion
Queen_Arawello wrote::lol: New York qalanjo af gaduud and I have been behaving well while you were away:mrgreen:
suxul baruur aan is amaan gelino :lol:

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:54 am
by Queen_Arawello
new-york24 wrote:
Queen_Arawello wrote:Welcome back Ugaas :rose: :clap: :clap:


PS: Indhacade wa kuma :|
indhocade is similar to a washed up grant hill,he gets traded to a new team every season.
your tipical insecure warlord weeye :lol:
:lol: all these warlords should die painfully

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:54 am
by new-york24
galjano,

dee me and sacad-muuse had a truce,waa ku sidee :P

i think he was wearing ina godane's socks and sh.dahir's tank top at once.

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:56 am
by new-york24
Queen_Arawello wrote::lol: New York qalanjo af gaduud and I have been behaving well while you were away :mrgreen:
so you atomatically wear the QOORDHEER crown...thats gangsta :clap:

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:56 am
by Goljano Lion
new-york24 wrote:galjano,

dee me and sacad-muuse had a truce,waa ku sidee :P

i think he was wearing ina godane's socks and sh.dahir's tank top at once.
am confused, is he with shiish-kebaab mise with sheikh Dalxiis

Re: indhocade being treated in nairobi

Posted: Sat Jun 13, 2009 12:57 am
by Queen_Arawello
Goljano Lion wrote:
Queen_Arawello wrote::lol: New York qalanjo af gaduud and I have been behaving well while you were away:mrgreen:
suxul baruur aan is amaan gelino :lol:
:roll: caws ma so cuntay mantaa misa not yet