Page 1 of 1
Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 1:16 pm
by Somalian_Boqor
Ciidamo Ethiopian ah oo gudaha u soo galay Galgaduud
War goor dhaweyd naga soo gaaray Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degmada Balanbale ee Gobolkaas ay gudaha u soo galeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah kuwaas oo sida la sheegay ay wehliyaan saraakiil Soomali ah.
Ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa waxa ay soo gelitaankooda Balanbale Horseed Media u xaqiijiyey dad deegaanka ah oo ku sugan Balanbale kuwaas oo magacooda ka gaabsaday in ay warbaahinta ka sheegaan.
Imaatinka Ciidamadaan ayaa si rasmi ah loo garan karin iyadoo ay ciidankaan soo gelitaankooda ay ku soo aadeyso xilli Gobolkaasi ay ka jiraan dagaalo aad u adag oo dhex maray kooxaha siyaasadda ahaan iska soo horjeeda.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidmadan Itoobiyaanka ah ay ku waajahan yihiin Magaalada Guriceel halkaas oo saldhig u ah Xoogaga Suufiyada ee Ahlu-Sunnah Waljamaacah.
Ururka Ahlu Sunah Waljamaacah iyo Al-shabaab ayaa dagaalo kulul ay ku dhex mareen Gobolkaas taasi oo dadka degaanka ay cabsi ka qabaan in markale ay ciidamada Itoobiyaanku ay gudaha u sii galaan goobo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya.
Ciimadama Itoobiyaanka ayaa marar badan gudaha u galay Degmada Balanbale ee Gobolka Galguduud.
Source: HM Galgaduud
Re: Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 1:17 pm
by Somalian_Boqor
Ciidamo Ethiopian ah oo watta Gaadiidka Dagaalka oo galabta soo galay deegaanka Balanbal ee gobolka Galgaduud.
Posted: 6/12/2009 1:40:00 PM
Shabelle: BALANBALE
Ciidamo Ethiopian ah oo watta Gaadiidka Dagaalka oo aad u fara badan ayaa galabta waxaa ay soo galeen deegaanka Balanbal ee gobolka Galgaduud.
Wararka haatan laga helayo Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa Sheegaya in galabta halkaasi ay soo galeen Ciidamo Ethiopian ah oo watta ku dhawaad 10-gaari kuwaasi oo durbaba halkaasi fariisimo ka samaystay.
Ciidamada Ethiopian-ka ayaa la sheegayaa in magaalada Balanbale ay ka soo galeen dhanka Xadka Ethiopia ay la wadaagto gobolka Galgaduud waxaana la tilmaamay in galbeedka Magaaladaasi ay Fariisimo xoogan ka Samaysteen.
Majirto cid ilaa iyo haatan ay la hadleen iyo howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Ethiopia,waxaana la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa in ciidamadaasi ay gudah u soo galaan gobolka Galgaduud.
Horay ayaa ciidamo fara badan oo Ethiopian ah islamarkaana watta gaadiid fara badan waxaa ay u soo buux dhaafiyeen Isgoyska Kalabeyrka deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan halkaasi oo fariisimo dhowr ah ay ka samaysteen.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Re: Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 1:18 pm
by Somalian_Boqor
Ethiopian troops deeper into Somalia
Heavily-armed Ethiopian soldiers crossed into central Somalia and entered a town controlled by a pro-government militia nearly 30 kilometres from the border, residents said.
"They came with battle wagons and trucks all full of soldiers and guns," said Hassan Abdi, a resident in the town of Balanbale in Galgadud region. "Everybody is very worried."
Residents said the Ethiopian troops were setting up positions in the centre of the town.
Ethiopia sent thousands of troops into Somalia in 2006 to help topple an Islamist movement holding Mogadishu and most of the south. That drew protests from some in the Muslim world and enraged the Islamists, who regrouped to launch an insurgency.
The Ethiopian soldiers withdrew in January but residents, insurgents and humanitarian organisations have reported new incursions in the past few months.
Addis Ababa initially denied any soldiers had crossed into Somalia but said earlier this month that military personnel had been carrying out "reconnaissance" missions into its neighbour.
"Ethiopia has no intention to go back into Somalia. That is the standing position of our government," the Ethiopian government's head of information, Bereket Simon, told Reuters on Friday when asked about reports of new incursions.
Advertisement
People living in the southwestern Somali region of Bakool, which is controlled by hardline Islamist rebel group al Shabaab, said Ethiopian troops moved into a village called Washaga on Friday and residents were fleeing.
"I'm now packed up to leave the village, al Shabaab and the Ethiopians are close to each other and on the verge of fighting," said resident Fatima **** Madey.
Re: Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 1:38 pm
by nomadicwarlord
Re: Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 1:44 pm
by Somalian_Boqor
nomadicwarlord
sheikh sharif iyo co. librated the Presidential seat rather than actually librating the country from Ethiopia.
Hutu Politics at it's best.
Re: Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 2:05 pm
by Macow236
sheikh sharef have nothing to do what whit the state of galgaduud. their are know Ethiopia in Mogadishu Somalia

Re: Guricee: Huge Ethopian army convoy enters Galgaduud!!!!
Posted: Sat Jun 13, 2009 2:49 pm
by subeir123
Reer Guriceel is known for their bravery they kicked out the ethiopians many times during the occupation.
