Faysal cali waraabe

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Faysal cali waraabe

Post by Harti55 »

Faysal cali waraabe waa nin aan aqoon lahayn kuna dhaqma jaahilnimada looyaqaan waan daadshay ama sheequl kuli.

Wuxuu soomaali land ku tilmaamay in Isaaqu is Nabdiyeen Puntlandna wuxuu ku tilmaamay Darood is nabdiyey Xamar ayuu ku eedeeyey in Hawiye ka dagi la'dhay.

Ma waxuu is moogaysiinayaa Alshabaab ninka madaxda u ah inuu yahay isaaq Askarta ay yihiin Mareexaan, onlf iyo puntland uu hogaamiyo Fu'aad shangole. waxaa kalee jiro in RRA uu Matalo Muqtaar roobow oo ka yimid Baydhabo.

Xamar waxa jikaarka ku haayo waa Mudug, baydhabo, boosaso, wardheer, dhagaxbuur, iyo hargaysa.

Faysal cali waraabe hadalkiisa wax nah ah uu lahaay majirto waa ninkii ****** u yihi wiilka, Muqdisho ku dhasho waxaa iiga dhow kan Adisababa ku dhasho, waa cadawga Brandariska faysal cali waraabe .

Waxaa Cajiib ah Pilotka kaliyah oo Hargaysa duqayn inuu ahaa nin abgaal ah Dadkii Qura oo siyaad barre ugu shirbay " dalkaaga daafac diidimaa, isaaq ku duulse yeelimaa" waxay ahayaan abgaal. Maanta se isaaq inuu abgaal sidaa u galo waa wax taariiikhda u galayso.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Faysal cali waraabe

Post by Rightwing »

Where is the sources? :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”