Masuuliyiin ku sugan degmada dooloow ee G/Gedo ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqyada iyo abaabulada ay ka wadaan degmada Doolow uu yahay qorshe ballaaran oo la xiriira diyaargarow ciidan.
Sarkaal u hadlay masuuliyiinta halkaasi ku sugan oo diiday in la magacaabo ayaa ku waramay in howlgal ay wadaan ay saxaafada u soo bandhigi doonaan markii uu soo afjarmo.
Ka dib markii muddooyinkii ugu danbeeyay abaabulo iyo diyaar garoow ciidan uu ka soconayay degmada Doolow ee ku taala xadka Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya in ciidamadaasi ay ku jiraan heegan ciidan.
Sarkaalkaasi ayaa waxaa uu xusay in aysan xiligan haboonayn in saxaafada looga hadlo qorshahooda ciidan balse sida uu hadalka u dhigay ay Degmadaasi Doolow ku sugan yihiin masuuliyiin ay kamid yihiin Xildhibaan Barre Hiiraale iyo xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan, waxaana sida uu sheegay la filayaa madax ka tirsan dawlada in ay halkaasi sidoo kale gaaraan.
Hadaladan ka soo baxaya masuuliyiintan ee la xiriira dhinaca abaabulka ah ayaa waxaa gaashaanka u daruuray saraakiisha xoogaga islaamiga ah oo ku tilmaamay kuwa aan buurnay isla markaana sheegay in dhaqdhaqaaqasi uu salka ku hayo in dawlada ay kharashaad kaga helaan xubnaha halkaasi ku sugan.
Maxamed Gaarane
Ciidamada Dolow oo heegan la galiyey
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 159 Views
-
Last post by CoolPo1son
-
- 1 Replies
- 216 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 18 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 150 Views
-
Last post by zingii
-
- 3 Replies
- 437 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 1282 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 573 Views
-
Last post by Togdeer