Police Genral die in Xamar

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Police Genral die in Xamar

Post by Harti55 »

Taliyihii Ciidanka Booliska Dowlada KMG ah Gen.Cali saciid Sh xasan ayaa saaka ku geeriyooday dagaalka Dib uga bilowday saaka waaberigii Caasimada muqdisho gaar ahaan qaar ka tirsan xaafadaha degmada hodan.


Sida ay saxaafada u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada booliska Dowlada KMG ahi taliliyihii Ciidamada Booliska Gen cali saciid ayaa qayb ka ahaa dagaalka islamrkaana la sheegay inuu hogaaminayey ciidamada ka dagaalamayey dhinaca agagaarka tirabuunka ee degmada hodan halkaasoo la sheegay inay ku dhacday rasaas lagu soo furay xili uu ku Guda jiray gaarigiisa iyadoo meydkiisana loo qaaday dhinaca qabuuraha macalin muumin ee degmada xamar weyne oo lagu aasayo sida ay xaqiijisay marwadiisa canab xasan.

Sidoo kale Dagaalkan saaka ka qarxay mar kale magaalada muqdisho ayaa laysu adeegsaday madaafiic dad badan oo shacab ahi ku nafwaayeen taasoo qaarkood lagu garaacayey deegaano aysan ka jirin wax dagaal ah sida suuqa bakaaraha xaafada labo dhagax iyo meelo kale

Sida ay saxaafada u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ahi ayaa waxay sheegeen in madaafiic cul culus laga soo ridayey xarunta madaxtooyada islamrkaana lagu soo garaacayey suuqa bakaaraha iyo meelo ku dhow dhow taasoo waxyeelo ba,an u gaysatay shacab ku dhaqan deeganadaasi .
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Police Genral die in Xamar

Post by Babygirl- »

AUN..

Harti.. horta ya harti ka tahay? :clap: why claim something u r not?

:lol: :lol:
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Police Genral die in Xamar

Post by galia »

RIP to the Mujhid to gave he's life defending the somali people against the militant criminal al-shaytaan :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”