Page 1 of 1

Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Thu Jun 18, 2009 10:18 pm
by Keyse_0208
Whos guilty in this case ... :lol: ..??



Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Written by Qarannews
Jun 18, 2009 at 03:45 AM

(Qarannews)-Qiso la yaab leh oo jeceyl ah ayaa waxa ey ka dhacday xaafadda loo yaqaa Eastlee ee magaalada Nairobi, taasoo u dhexeysay labo gabdhood iyo hal wiil, gaba-gabadiina ku dhamaatay qaab qaracan leh.

Qisada ayaa u bilaabatay sida tan:
Axmed waa wiil somaliyeed, waxa uu daganyahay xaafadda Eastlee ee magaalada Nairobi, waxuuna ka shaqeyay suuqyada xaafadaasi isagoona markaasi lahaa xaas la yiraahdo Xaliimo, waxeyna ku jirtay leyn Mareykan ah (isboonsar ayey sugeysay).

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa u soo baxay Xaliimo leynkii ay sugeysay oo loo soo dhajiyay, hadaba waxa ay goosatay maadaama ay caruur leedahay in ay yeedhato qof ilmaha usii haya inta ay Mareykanka ku maqantahay ayna u dacwooneyso ilmaheeda iyo ninka, waxay u yaadhatay gabar ay yihiin ilmo abti i oo joogtay somaliya laguna magacaabay "Sacdiyo".

Hadaba marki ay timid Sacdiya ayaa waxaa laba maalmood kadib Mareykanka u dhooftay Xaliimo, Waxyar kadib sacdiyo (Gabadhi looga tagay ilmaha) ayaa waxey jaceyl u qaaday Axmed (Xaliimo ninkeedii) oo dumashigeed ahaa, Axmedna kama uusan diidin jeceylkaasi maadaama ay ilmaha u heyso waa uu ka aqbalay.

Axmed iyo Sacdiyo ayaa aroos waxa ay ku galeen gurigii Xaliimo, hadaba Xaliima oo aan wax ogeyn ayaa waxa ay soo wacdaa habeen kasta ninkeeda Axmed iyadoo leh macaane, my heart waan kuu xiisay iyo waan kuu dacwoonayaa hadaladaas waxaa habeen kasta saqda dhexe u dulqaadan waayay Sacdiya oo xaaskii labaad ah.

Sacdiya waxay ka codsatay ninkeeda cusub ee Axmed in uu furo naagtan Xaliimo ee habeen walba ku haysa "Macaane", laakiin Axmed waa uu ka diiday Sacdiyo fikirkaas ey soo jeedisay ee ah in Xaliimo uu furo.

Maalim maalmaha ka mid ah ayaa markii uu waaga baryay inta ay basiin soo gadatay Sacdiyo madaxa iskaga bilawday kadibna kabriit is qabadsiisay dariska ayaa ku soo cararay kadibna waxaa loola cararay Kenyata hospital nasiib darro si xun ayey u gubatay waana la bad baadin kari waayay halkaasina ayey sacdiyo ku naf-waysay

Haajir
dubbda9@hotmail.com

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Thu Jun 18, 2009 10:31 pm
by ciyaal_warta
wat a heck a world is comin to :shock: :shock: :shock:

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Thu Jun 18, 2009 10:40 pm
by SummerRain
Dumb as.s broad :lol: :lol: :lol: :lol: No she did not :|

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 2:51 am
by sexy-kitten
The only part I got is that Sacdiyo married Xaliimo's husband and sacdiyo burned herself to death... Doesn't really make sense, why would she kill herself... I mean, she took Axmed from Xaliimo so Xaliimo should commit suicide, not Sacdiyo.... Sorry if i got it backwards.

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 3:16 am
by Babygirl-
Dee Xaliimo didn't know! Sacdiyo waba doqon marna inabtided beey dhacday, hadan she took her life! :down: AUN..

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 4:20 am
by sheekh-Farax-zero
waa been,,, it's made up,,,

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 4:49 am
by HELWAA
Cajiib oo intey iyado bansiinka dusha isaga shubayso may isaga ku shubto....ala naagaho ayaan darana oo maskax xuma o osagagsana...bal intey nin aaney shaqo ku lahayn naagtisi ka qaaday bay waliba rabta inu furo.Subxanallah :x

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 7:38 am
by kambuli
I am surprised that Sacdiyo should kill herself when she was the one who accepted to be a second wife to her sister's husband. Basically a "Tuugo"...I believe she was sick in the head. But men usually break the hearts of so many unsuspecting Xalimos which ends in misery and death..Maxaa haweeney Somaaliyeed u dhimatey maseyr :!: :!:

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 7:59 am
by surrender
inaalilaahi wainaa ilayhi aajucuun. ilaahay haudanbi dhaafo.

helwaa naagaha qaarkood waxaad umalaynaysaa inay falanyihiin. bal ninkii haday ayadu kaxad gabadh walaasheed ah oo miskiinad ah, may iska qarsato ceebteeda, maxay isku gubi? secondly haday qof kubayso-may asaga gubto? women's only enemy are women!!! :down:


kambuli i think your right she might be loose in the head- for her own freaking lets just hope she was! if the story is true that is!!

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 8:35 am
by Basra-
:roll: Any woman who kills herself over a man should die, absolutely useless. :clap: :clap:

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 8:41 am
by Faranacab
Stuff & nonsense

Re: Gabadh soomaaliyeed oo isku gubtay Nayroobi,maxaa sababay?

Posted: Fri Jun 19, 2009 9:45 am
by AbdiWahab252
Need to visit Eastliegh :up: