Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Somalian_Boqor »

Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

History is surely on his side today. :mrgreen:

BREAKING NEWS: Somali Parliament with Islamist leader Sheikh Sharif Ahmed backing calls for immediate millitary intervention From Ethiopia, Kenya, Yemen iyo Djibouti. But only Ethiopia is sending it troops just like last time. :lol:
Last edited by Somalian_Boqor on Sat Jun 20, 2009 7:12 am, edited 2 times in total.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Somalian_Boqor »

Barlamanka Soomaaliya oo wadamada dariska ah ka codsaday in ciidamadooda 24-saac gudahood ay ugu soo diraan Soomaaliya.

Shabelle: MUQDISHO
Gudoonka Barlamanka KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu wadamada dariska la ah Soomaaliya ka codsaday in ay ciidamadadooda Saacadaha soo aadan ay u soo diraan Soomaaliya.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa uu Shirkiisa Jaraa’id kaga hadlay arimo dhowr ah waxaana uu ugu hureyn Wadamada Kenya.Jabuuti,Ethiop ia iyo Yemen uu ka codsaday in 24-saac gudahooda ay ciidamo u soo diraan Soomaaliya maadama sida uu shegay awoodii dowladda KMG Soomaaliya ay wiiqeen xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya.

Waxaa uu tilmaamay in go’aankani ay ka fadhiisteen mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya islmarkaana ay isla garteen in wadamada dariska la ah Soomaaliya ay dalka u Soo diraan ciidamo Caawiye dowladda KMG Soomaaliya oo uu sheegay in jiritaankeeda ay haatan qatar ku jirto.

Dagaalada looga soo horjeedo dowladda KMG Soomaaliya ayuu sheegay Sheekh Aadan Madoobe in uu hogaaminyo sarkaal sare oo ka tirsan Al Qaacida oo u dhashay wadanka Pakistaan sida uu hadalka u dhigay.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in wadamada dariska la ah Soomaaliya ay halis ku jiraan hadii meesha ay ka baxdo dowladda Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay in iyana weerar lagu yahay sida uu carabka ku dhiftay.

Hadalkaani ayaa imaanaya xili Dagaalo xoogan ay ka socdaan Goobaha Mucayinka ah ee ay gacanta ku heyso dowladda KMG Soomaaliya halkaasi oo ay isku heystaan ciidamada dowladda KMG iyo xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeada.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Xamud. »

No they dont, he owes somalia a apology, he`s been nothing but a curse ever since he started the SSDF movement up till now.

But I agree Abdulahi Yusuf is not as bad as you think, and he did not cause the war in Mogadishu.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by ciyaal_warta »

he owes to apologize to somalia and its pple for being the first man to take arm against the somali goverment..for being the first traitor in da somali history :down:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Hyperactive »

ninkan somali poqor la yirah, maba haysto wah hishood la yirah!!!
auoothu billah, ninkan indo adaka and how shameless he is!!
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Somalian_Boqor »

Xamud. wrote:No they dont, he owes somalia a apology, he`s been nothing but a curse ever since he started the SSDF movement up till now.

But I agree Abdulahi Yusuf is not as bad as you think, and he did not cause the war in Mogadishu.
I am talking on the bases of very recent history.

War it's not the odeyga fault Somalis are Monkey do what Monkey see. The SSDF wanted to save Somalia from Dictatorship and Siyad Barre's destruction.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Somalian_Boqor »

ciyaal_warta wrote:he owes to apologize to somalia and its pple for being the first man to take arm against the somali goverment..for being the first traitor in da somali history :down:
Everyone has a right to take up arms against a Dictator you f-king idiot!!! Abduallhi Yusuf just happen to be the only man who had the balls to stand up to Siyad Barre and his likes.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by ciyaal_warta »

Somalian_Boqor wrote:

u focking idiot look @ where it ended us taking arm against ur pple isnt wat put us in this 20 fockin year of anarchy...sometimes a real man walks away even if its against his own focking interest..... xaakim daalim ah...xaakim la'aan boo ka fiicanyahay
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somalia owns Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by ciyaal_warta »

hyperactive wrote:ninkan somali poqor la yirah, maba haysto wah hishood la yirah!!!
auoothu billah, ninkan indo adaka and how shameless he is!!

taraa akhooy..da ma yanaam loma fee 7rb wa tadmeer fe-9omal...shouf bes yajee hinee lamaa yakoun feeh 7rb fe-9omali....subhana-allah
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Xamud. »

Ciyaal_warta
Sxb how are things in Beledweyn maanta iyo shaley? my cousin works with some Xawadlee business-men and he told me that the city is geared up? Ilaahey Samiir iyo Imaan ka idinka siyo inti dhimatay.
Gen.Aideed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 347
Joined: Sat Oct 20, 2007 7:11 am

Re: Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Gen.Aideed »

I think the AU, IGAD, the EU and US is to blame

They are the ones stoking hostility.

Abdilaahi was not a bad man after all. The hateful, clannish diaspora are also to blame for the crisis.

The Diaspora organized demonstrations outside embassies, funded alshabaab, indoctrinated a lot of gullible people to sacrifice their lives for the Shaddow Liberation of Somalia.

What we have to do for an overall solution.
If Somalia is invaded, our support must go to al-shabaab or whoever will be the freedom fighter. Get rid of the hypocrite Shareef aka the mass murderer who is hiding behind the banner of Islam aka the second Muaawiya.
Last edited by Gen.Aideed on Sat Jun 20, 2009 8:03 am, edited 1 time in total.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by ciyaal_warta »

Xamud. wrote:Ciyaal_warta
Sxb how are things in Beledweyn maanta iyo shaley? my cousin works with some Xawadlee business-men and he told me that the city is geared up? Ilaahey Samiir iyo Imaan ka idinka siyo inti dhimatay.

ina adeer wallah ma wacin maxaa yeelay mar walbo an waco dhimasho cusub lee lagu soo sheegaa mida kale magaalada marki iigu danbeysay bandow bey saarneed.....qarax waa loogu tala galay indhaha xawaadle oo dhan in la dilo aa la rabay..laakiin waa leesla joogaa.....alshabab bilaash baa loogu soo gambanayaaa ina daahir aweys baa ka danbeeyey...ILAAHEY inta dhimatay janada haka waraabiyo anaganeh samir iyo imaan ha naga siiyo walaal
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by nomadicwarlord »

Former Pres. Abdullahi Yusuf Yey, is a Somali hero. The man dedicated his life for Somalia :up: . Hypocrites love to hate him :lol: The peasants in Mogadishu owes AYY big time. The events unfolding right now is a damn shame.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by Xamud. »

ciyaal_warta wrote:
Xamud. wrote:Ciyaal_warta
Sxb how are things in Beledweyn maanta iyo shaley? my cousin works with some Xawadlee business-men and he told me that the city is geared up? Ilaahey Samiir iyo Imaan ka idinka siyo inti dhimatay.

ina adeer wallah ma wacin maxaa yeelay mar walbo an waco dhimasho cusub lee lagu soo sheegaa mida kale magaalada marki iigu danbeysay bandow bey saarneed.....qarax waa loogu tala galay indhaha xawaadle oo dhan in la dilo aa la rabay..laakiin waa leesla joogaa.....alshabab bilaash baa loogu soo gambanayaaa ina daahir aweys baa ka danbeeyey...ILAAHEY inta dhimatay janada haka waraabiyo anaganeh samir iyo imaan ha naga siiyo walaal
Inaader in Xawadlee lo daan laha ma qarsono sababto ah Nabadoono iyo Kornaylo ba la dilay waxba aan geysan oo siyaasad ku jiriin. Xawadlee wuxu ku ficaanyahay waa mideysanyahay, oo ciid wax ka qadi karta iska yar, Ilaahey ha idin sahlo Alshababna haa idinka qabto. Waan ka naxay qisada ka dhacday Beledweyn ruunti.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somalia owes Abduallhi Yusuf A f-king Apology ASAP

Post by ciyaal_warta »

Xamud. wrote:
ciyaal_warta wrote:
Xamud. wrote:Ciyaal_warta
Sxb how are things in Beledweyn maanta iyo shaley? my cousin works with some Xawadlee business-men and he told me that the city is geared up? Ilaahey Samiir iyo Imaan ka idinka siyo inti dhimatay.

ina adeer wallah ma wacin maxaa yeelay mar walbo an waco dhimasho cusub lee lagu soo sheegaa mida kale magaalada marki iigu danbeysay bandow bey saarneed.....qarax waa loogu tala galay indhaha xawaadle oo dhan in la dilo aa la rabay..laakiin waa leesla joogaa.....alshabab bilaash baa loogu soo gambanayaaa ina daahir aweys baa ka danbeeyey...ILAAHEY inta dhimatay janada haka waraabiyo anaganeh samir iyo imaan ha naga siiyo walaal
Inaader in Xawadlee lo daan laha ma qarsono sababto ah Nabadoono iyo Kornaylo ba la dilay waxba aan geysan oo siyaasad ku jiriin. Xawadlee wuxu ku ficaanyahay waa mideysanyahay, oo ciid wax ka qadi karta iska yar, Ilaahey ha idin sahlo Alshababna haa idinka qabto. Waan ka naxay qisada ka dhacday Beledweyn ruunti.

ina adeer kheyr bay noqon inshallah ..laakin mark ma word alshabab iyo gardheere maalinti hiiraan ugu danbeysay waaye walaah...hada ciidan ayaa u baxay bulo burde hiiraan waa laga sifeynaa alshabab qaladki ugu weynaa bey galeeen markay qabiil dhan soo abaareen.....wax laga naxo waaye walaah aabahey ilaa iyo hada hadal waa kasoo bixi la'yahay..laakin tan maleyskaga haraayo hadii huud iyo ancaam la aqriyo xitaa....ilaahey ha sahlo umuurta waa anaga ina aweys waxi na kala saari lahaa baa la rabaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”