http://www.somalimirror.com/2009/06/20/ ... a-dkmg-ah/Gudoomiyaha Ururka Al-Xisbul Islaami ayaa maanta si kulul uga hadlay Baaqii ka soo yeeray DKMG ah oo ay ku dalbatay in ciidamo ka socda Dalalka Dariska ah lala soo gaari sida ugu dhaqsaha badan wuxuuna ka dalbaday in ay ka laabtaan arrintaas wuxuuna ku eedeeyay inay yihiin rag u adeega Ahdaafta Shisheeyaha.
“ Wixii aan ka digi jirnay oo ahaa ragaasu in ay rag kale meesha u joogaan oo la soo adeegsaday ayaa soo baxaysa, marka waxaa weeyaan in ay ummadda u cadaato in ay adeegsi meesha u joogeen aysan khiyaar lahayn oo aan ummadda soomaaliyeedna u joogin, anaguna waxaan leenahay arrintaas yaan lagu qatalmin, ciidamada jooga iyo kuwa soo socdaba hala joojiyo kolley waajibkeena waa ka tashanayna, qoladii gardarro noogu timaadana xillkeena waan gudanaynaa insha allah” ayuu yiri Sh.Xassan Daahir.
Sh.Xassan daahir ayaa kula taliyay DKMG ah in haddii aysan ka soo bixi Karin waajibka Dawladnimo ay Shacabka u baneeyaan masraxa ayna iska casilan xillalka intii ay dadka ku gumaadi lahaayeen danahooda shaqsigta ah wuxuuna yiri asdaga oo arrintaa ka faaloonaya “ walal dadku markay arkaan in aysan ka soo bixi Karin shaqada waa iska casilaa ummadda ayuuna soo dhex dhigaa arrinta balse ummadda asaga dartiis uma baabi’iyo marka haddii aysan wax qaban Karin ummadda ha u baneeyeen hana u soo celiyeen amarkooda si ciddi wax u qaban karta ay u doortaan, waxaana ayaga u fiican intii ay cadaw u yeeran lahayeen in ay ummadda yiraahdaan tashada”.
Sh.Xassan Daahir ayaa sheegay sababta ay u dirirayan in ay tahay Xornimo ay helaan Shacabka Soomaaliyeed maadaama cadaw shisheeye ku sugan yahay Dalka isla markaana aysan u madax banaanayn in ay ka yashadaan Aayahooda wuxuuna intaa raaciyay in Dawladdan aysan ahayn mid ay ledahay Soomaaliya balse ay soo aasaasteen wax uu ku tilmaamay Cadaw danihiisa gaarka ah ku fushanaya.
Gudoomiyaha Xisbul-Islaami ayaa hadalkiisa waxaa uu ku soo gabagabeeyay in haddii ay soo galaan ciidamada shisheeye dalka Soomaaliya ay la diriri doonaan ayna ka guulaysan doonaan wuxuuna Baarlamaankan ku sheegay kii horay u ansixiyay Soogalitaanka gumaysiga Itoobiya haddana ay ku danbayn doonto halkii tilaabadii hore ku danbaysay.
Sh.Xassan Daahir oo ka Hadlay Dhawaaqa DKMG ah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Check out how Sh.Xassan Daahir Aweyes(Xafidullah) exposes these bastards.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sh.Xassan Daahir oo ka Hadlay Dhawaaqa DKMG ah
Go away with this propagandized news website for khawaarij ears
May Allah kill xisbul kufr leader xassan doofaar aweys,the man who destroyed some relative of peace in xamar and forced many people out of their homes.

May Allah kill xisbul kufr leader xassan doofaar aweys,the man who destroyed some relative of peace in xamar and forced many people out of their homes.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Sh.Xassan Daahir oo ka Hadlay Dhawaaqa DKMG ah
Dead Al Qaeda man 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Sh.Xassan Daahir oo ka Hadlay Dhawaaqa DKMG ah
The coward XASNO DAAHIR AWEYS. he was in asmara AFAWERGES BED 2 YEARS. ethiopianka markii wadanka laga saarey ayuu wadanka ku soo laabtey. isla markiina sheeydaan xasna daahir aweys naarta allaha geeyee wuxuu bilaabey dagaaal,iyo inuu qixiyo xitaa dad aanan qixin ethiopianka markeey xamar joogeen.
sheeydaan xasan daahir aweys khawaariji leader waa fuley. inshalah markan meel uu ku baxsado ma jirto. sheeydaanka aan damiirka laheeyn khawaarijiga ee umadisii u soo adeegsadey ALQAIDA AL shayaadiin alshabaab INA GODANE. XASAN TURKI wasaq dhulkodii ka soo tagey si ay u xasuuqaan shacabka xamar.
sheeydaan xasan daahir aweys taariikhda shacabka mogadishu degga baal MADOOW ayuu ka galey tuuga khawaariji stupidka ah.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 560 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 1 Replies
- 456 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 16 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 920 Views
-
Last post by Grant
-
- 2 Replies
- 464 Views
-
Last post by Vengeance
-
- 5 Replies
- 824 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 7 Replies
- 4955 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 1 Replies
- 480 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 3 Replies
- 7 Views
-
Last post by black velvet