MAREEG
Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay Ajaanib kuwa kalena ka baxsaday.
Kadib dagaallo xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sababay in khasaare xoogan uu geystay kaasi oo dhibaatada shacabka sii kordhiyay.
Hadaba mas’uuliyiinta dowladda federaalka oo xiriir lasoo sameeyay Shabakadda Wararka Mareeg ayaa waxa ay sheegeen in ay dagaalkii maanta ku qabteen nin u dhashay wadanka Aljeriya.
Sidoo kale ciidamada dowladda waxaa si dirqi ah kaga baxsaday nin u dhashay wadanka Jejniya iyo sidoo kale sarkaal sare oo Shabaab katirsan kaasi oo ay ceyrsadeen ciidamada dowladda.
Ciidamada dowladda ayaa galabta qaban qaabo xoogan u galay sidii ay dib ugu celin lahaayeen kooxaha mucaaradka halkii ay ka yimaadeen gaar ahaan kuwa ajaanibta u badan.
WAAGACUSUB:
Dagaalyahano ajnabiya oo lagu qabtay dagaalka Kaaraan
Mogadishu 20 June 2009 Waagacusub Media.
Afar Sarkaal oo saacadahii ugu badnaa dagaalamayay Degmadda Maamulka Kaaraan ayaa gacanta lagu dhigay iyagoo nool,waxaana goobta afarta dagaalyahan lagu qabtay yiilay 11 nin oo ka mida ajnabiyiinta Al-Qaeda.
Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9
Taliska boliiska Soomaaliyeed ayaa Waagacusub u sheegay in afarta Sarkaal ee la qabtay loo bandhigayo Saxaafadda.
Ciidamadda dowladda ee ay kala hogaaminayaan Cabdi Qaybdiid,Salaad Cali Jeelle iyo Yusuf Indhacadde ayaa iskugu tegay Buurta Diikoow,ka gadaal markii ay cagta mariyeen Aagagii Keysaneey iyo Kaaraan oo ay ku galeen dagaal qaraar.
Ciidamo uu horkacayo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee gobolka Banadir Cabdi Fitaax Shaaweey ayaa ka dagaalamaya Suuqa Cirtoogte ee Huriwaa,waxaana la sheegay inay bartilmaameedsanayaan Warshadda baastadda.
Dowladda KMG waxay qaaday tilaabadii ugu horeysay ee dagaal,waxaana Mogadishu laga dareemayaa taageerada baaxad weyn oo shacabka kula safan yihiin dagaalyahanada dowladda Somalia.
Kulan deg dega oo ay yeesheen golaha wasiiradda Xukumadda Somalia ayey dalka ku geliyeen xaalad deg dega oo beesha Caalamka ay ku weeydiisteen gurmad ciidan si Qaranimada Somalia loo badbaadiyo.
More Al Qaeda Seized in Somalia by Govt Forces
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: More Al Qaeda Seized in Somalia by Govt Forces

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: More Al Qaeda Seized in Somalia by Govt Forces
EOMM:
Do you deny your Shabab are not part of Al Qaeda and have nearly 1,000 Al Qaeda fighters from all over the world fighting in Somalia ?
Do you deny your Shabab are not part of Al Qaeda and have nearly 1,000 Al Qaeda fighters from all over the world fighting in Somalia ?
Re: More Al Qaeda Seized in Somalia by Govt Forces
surprisingly they even know the identity of those they didn't capture tooAbdiWahab252 wrote:MAREEG
Sidoo kale ciidamada dowladda waxaa si dirqi ah kaga baxsaday nin u dhashay wadanka Jejniya iyo sidoo kale sarkaal sare oo Shabaab katirsan kaasi oo ay ceyrsadeen ciidamada dowladda.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 946 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by Coeus
-
- 8 Replies
- 130 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 12 Replies
- 1010 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 2 Replies
- 405 Views
-
Last post by What56
-
- 9 Replies
- 1007 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 11 Replies
- 1245 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 1 Replies
- 280 Views
-
Last post by union
-
- 3 Replies
- 584 Views
-
Last post by ababanoah