REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Moderator: Moderators
REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
HESHIIS DHEXMARY REER HAGAR IYO HABAR YONIS
Laba beelood oo ka tirsan degaanada waqooyinga somalia ayaa heshiis nabadeed ka gaadhay colaad u dhaxaysay 66 sano ,taasoo sababtay dhimasho badan ,iyo deganasha laan, shirkan nabadeed ee dhaxmaray labadaas beelood ayaa todabaadkii tegay lagu soo gabagabeeyay tuulada BOODA DHEERE , OO KA TIRSAN DEGAANKA TOGDHR.waxaana shirkan isugu madaxdhaqameedyada ,culama udiin ,iyo waxagarka beelahaasi. labadan oo kala beesha Muusa Care(Hyoonis) iyo beesha reer Hagar ( Dhulbahante ) ayaa waxa laysla go'aano ay ku heshiiyeen labada dhinac , hadaba ,goaankii heshiiskaas oo uu na soo gaadhsiiyay AXMED XUSEEN SOODAANI,oo xoghayaha shirkaasi ahaa ,waxa uu dhignaa sidan.
Boodadheere, TOGHEER
Shirweyne ay isugu yimadeen tuulada la yidhaahdo Boodadheere, Beesha Muuse Carre iyo Beesha reer Hagar tariikhdu markay ahayd 10/06/05, waxay dhexdhexaadin ka galeen laba ardaa oo ka kala tirsan labadooda ardaa oo kala ah Reer Jibriil Adan oo beesha Muse Carre ah iyo Reer Maxamed Cigaal oo ah beesha Reer Hagar.
Waxa dhexmartay labadaa ardaa colaad soo jireen ah oo ka bilaabantay 1939-2005. waxa coladaa ku naf waayay, colaadaa dheer ee ku sugneyd 66 sano dad badan, duunyo badanina way ku luntay. Waxay kaloo sababtay in ay kala go,aan dad ehel ah oo aan kala maarmin.
Waxa laga abuuray shirweynaha guddi ka kooban 18 xubnood oo lafagura wixii khilaaf ah ee u dhwxeeya labadda ardaa. Markii ay gaar u wadahadleen labada ardaa waxa soo baxay in laba nin oo qiraal ah oo midba dhinac yahay aan wax mag ah laga qaadan amba cidkale lagu gudbin. Labada nin mid magtiisu waxay noqotay hadal la,aan, midna hadal ayay gashay magtiisu.
Hadaba, si loo soo afjaro colaada dheer, waxay beesha Muuse Carre go,aansatay in ay labadda magoodba masuulayooda ay la wareegto. Sidaa awgeed waxa lagu heshiiyay in beesha Muse Carre ay siiso ardaaga Maxamed Cigaal mag dhan boqol halaad oo hashiiba lagu qiimeeyay So.sh. 1,500,000, laguna bixiyo muddo dhan afar bilood oo ka bilaamanta 15/06/05.
Gebegebo:
Guddiga dhexe ee labada belood Muse Carre iyo Reer Hagar waxay go,aansadeen :-
In lagu dhaariyo 18 xubnood oo sagaalba dhinac tahay Nabadda. Waxaana laga dhaariyay in waxyeelo loo geystaa Nafta, Maalaka iyo Maganta ardaa leeyahay ay ka xaaransantahy ka kale.
In lays dhaafsado hablo soo celiya xidhiidhkii iyo xididtinimadii. Soomalidu waxay ku maahmaahdaa (meeshii xinjir lagu burburiyo xabbaa lagu burburiyaa.)
In beesha Habaryoonis iyo Dhulbahante yeeshaan shirar joogto ah si loo xalilo haddba wixii soo kordha.
In ay ardaayada kale ee ka tirsan beelaha Dhulbahante iyo H/yoonis ay kaga daydaan reer Hagar Iyo Muuse Carre xalinta wixii dhib ah ee dhexdooda yaal.
Gudidii labada ardaa ee la dhaariyay:-
ODAYAASHA REER HAGAR:- ODAYAASHS HABARYONIS
1. Cismaan Baxnaan Cabdille 1. Saciid Jamac Xaash
2. Axmeddeeq Faarax Siiarag 2. Yussuf Jaama Ileeye
3. Maxamuud Axmed Cige 3. Axmed Maxamed Muuse
4. Ismaciil Cabdi Nuur 4. Axmed Xaaji Cawad
5. Ibrahim Barkhadle Culujoog 5. Cabdiraxman Xaaji Axmed
6. Ismaciil Xassan Siciid 6. Muse Axmed Khalaf
7. Maxamed Bayr Cali 7. Cismaan Saleban Bile
8. Cali Jaamac Xiroobe 8. Cabdillahi Caraale Cawshaan
9. Cabdillahi Ismaciil Dhinbiil 9. Nasir Axmed Cabdidheeg
Shirgudoonka
Awil Yussuf Dhiif (guddoomiye)
Mohamoud Haji Omer Amay(kuxigen)
Axmed Xuseen Jaama (Xoghayn)
Cabdisamed Cali Xassan(“ )
Osman Adan Qalabjaan
Husseen Ismaciil Nuur
Aar Saxardiid Ismaciil
Xirsi Deria Mohamooud
Saed Cabdillahi Talyani
Cabdillahi Maxamed Dirir
Haybe Xaaji Jaamac
Sheikh Ismaciil Mire
Baashe Cabdillahi Ibraahim
Cali Cabdillahi Axmed
Cabdi Yussuf Xassan
Ismaciil Cali Ibraahim
Cawil Bacaluul
Maxamed Dhuxul
Awil Yussuf Dhiif (gud) Maxamuud X. Cumar (kuxig)
Kayse Digaale
Qarannews
Burco
Somaliland
www.buhodlenews.com

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
what a long colaad - - Muse Carre has the Money and Wealth to pay for what they did 
-
Captain24
- SomaliNet Super

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Reer Hagar and ina bayden has killed a lot of habar yoonis, ilaahay ha u gargaaro inta meesha ku dhimatay
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
im laughing at the way they wrote, reer hebel iyo ALL OF HABAR YONIS...
in reality if they even had beef with ALL OF HABAR YONIS..... hy would swallow them up like it was qamadi
in reality if they even had beef with ALL OF HABAR YONIS..... hy would swallow them up like it was qamadi
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
^^ Keyse
ma ila aragtay - its not even all Muse Carre - its Jibril Aden Fiqi -
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Wax kaasta ciyalkoon ku fanaya baan layabaa! even peace talks naac naac bey kenayan!
Do you know what the other side is?
Reer Maxamed, Cigaal, Faraax, Hagar, Adan, Ahmed Garaad, Garaad Abdale, Garaad Faraah, Garaad Shirshore, Habarwa, Cabdale, Muse, Saciid, Harti, Kombe (= Habaryonis)
Do you know what the other side is?
Reer Maxamed, Cigaal, Faraax, Hagar, Adan, Ahmed Garaad, Garaad Abdale, Garaad Faraah, Garaad Shirshore, Habarwa, Cabdale, Muse, Saciid, Harti, Kombe (= Habaryonis)
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
^^^^
- it was Jibril Aden Fiqi and Reer Maxamed Cigaal of the Reer Hagar - it was a sub clan of Muse Carre not Muse Carre- - its roughly comparable to Diriye
Sicid,Garxajis,Carre,Sicid,Ismail,Abdalle,Cumar,Aden,Mohamed,Xildid,Cismaan,Xirsi,Cayneesh , Sugalle, Diriye

Last edited by Ducaysane_87 on Sun Jun 21, 2009 7:27 pm, edited 1 time in total.
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Jibril Aden Fiqi ibrahim Muuse Care Sacid (HY) so mahan? 
Last edited by Babygirl- on Sun Jun 21, 2009 7:30 pm, edited 1 time in total.
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Babygirl- wrote:
i know that clanwise fiqi is older
Sicid,Garxajis,Carre,Sicid,Ismail,Abdalle,Cumar,Aden,Mohamed,Xildid,Cismaan,Xirsi,Cayneesh , Sugalle, Diriye
Last edited by Ducaysane_87 on Sun Jun 21, 2009 7:42 pm, edited 1 time in total.
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Reero is dagalo doesn't mean OG dhan ba dagal galaay..
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Babygirl- wrote:![]()
@ the OG comment..
Reero is dagalo doesn't mean OG dhan ba dagal galaay..
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Hold on all the fire guys, this article is from QaranNews, it is not something I made up. For those of you talking about Habar yonis, does anyone of you know REER HAGAR?? Honestly, come on guys... Take it easy guys. No one compare Habar Yonis and Reer Hagar. We know Habar yonis and Reer Hagar are not same. Habar yonis = dhulbahante so take it easy guys..but that is what the article said...
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
^^^ War sxb waan Ognahay Dhulbahante = HY - HY =Dhulbahante
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
Captain24 wrote:Reer Hagar and ina bayden has killed a lot of habar yoonis, ilaahay ha u gargaaro inta meesha ku dhimatay
Ameen
Habarqabe_87 is posting this, because they know the thread Hagar Adan is to the entire Sii Baakhtis that settle in Togdheer region..
Re: REER HAGAR IYO M/CARE HABAR YONIS OO HESHEEYEY
What is the sii Baakhti?? and what did they did to dhulhahante? Break it down bro.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 2698 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 16 Replies
- 9802 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 125 Replies
- 25503 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 114 Replies
- 974 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 4 Replies
- 1291 Views
-
Last post by Bandit
-
- 48 Replies
- 4606 Views
-
Last post by dhulka-raga-hantaday
-
- 36 Replies
- 4255 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 31 Replies
- 3724 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 0 Replies
- 2915 Views
-
Last post by AsadSL