Page 1 of 1

Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:10 pm
by sheekh-Farax-zero
Ma Dhabbaa In Maaliyaddu Cashuur Ku Soo Rogtay Aaska Meydka Ee Xabaalaha Hargeysa
June 21st, 2009 Comments Off

Hargeysa, June 21, 2009 (Haatuf) – Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Somaliland, Axmed Daauud ayaa la sheegeyaa inuu soo saaray wareegto cashuur lagaga doonayo qof kastoo ku geeriyooda magaalada Hargeysa, iyadoo meydka qofkaas la aasi karo uun marka la bixiyo lacagtaasi cusub.

Warar aan la xaqiijin oo ku saabsan cashuurta meydka la saaray, ayaa sheegaya inay la xidhiidho shirar xidhiidh ahaa oo ay iskugu yimaadeen wasaaradda Maaliyadda iyo maayarka Hargeysa, kuwaas oo sida la sheegyo guddi u samaystay qaadista lacagtaasi oo gaadhaysa baa la yidhi 100, 000 oo Sh. Sl.

Inkastoo aanay wasaaradda Maaliyaddu arrintan si toos ah shaaca uga qaadin, haddana waxay wararku sheegeyaan in maamulayaasha golaha degaanka Hargeysa iyo wasaaradda Maaliyaddu ay xidhiidh la sameeyeen dadka xabaalaha qodda ee degaanka Hargeysa, kadibna ay ku wargeliyeen in xabaal kastoo laga iibsado ku daraan boqol kun oo Shillin Somaliland ah, haddii kale aanay shaqada xafaariintaasi soconayn qofna aan lagu aasayn xabaasha ay qodaan.

Sida ay sheegeyaan warar ku saabsan cashuurtaasi, oo aan la ogeyn magaca loo bixiyey, ayaa waxay soo shaacbaxday bishan June, kadib markii lacagtaas cashuurta lagu sheegay laga qaaday ehelada dad lagu aasay Hargeysa, iyadoo lacagtaasi sida la sheegeyo lagu fulin doono hawlo lagu qorsheynayo xabaalaha, isla markaana lagu samaynayo nidaam lagu garto marxuumka geeriyooda, iyadoo loo samaynayo lambarro ehelka marxuumka geeriyoodaa ku gartaan xataa haddii ay ka soo wareegto tobannaan sannadood.

Waa markii ugu horreysay ee dalka Somaliland gaar ahaanna degaanka Hargeysa lagu soo rogo cashuur la saaro meydka qofka geeriyooda taas oo u eg wax damiir ahaan aan ku wanaagsanayn dawladnimada, isla markaana caqabad ku noqon karta ehelada waaya lacagtaasi sidii ay u aasan lahaayeen meydkooda.


http://www.somaliland.org/2009/06/21/ma ... -hargeysa/

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:12 pm
by AbdiWahab252
SheekFaraxAlShabab,

At least they are not digging up graves and selling the bones of our Suufi wadaads to foreigners :down:

Al Shabab = terrorizing the dead, grave robbers who love digging up graves :down:

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:16 pm
by sheekh-Farax-zero
AbdiWahab252 wrote:At least they are not digging up graves and selling the bones of our Suufi wadaads to foreigners :down:
that is cheap of cheapest propagada ever, who wants to buy bones?

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:22 pm
by Xingalol
ina lilaah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:24 pm
by abdikarim86
i see you got this from a pro-kulmiye website....... that explains everything :lol:

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:34 pm
by sheekh-Farax-zero
who is kulmiye?

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:35 pm
by AbdiWahab252
Sheekh,

Ask your grave robbing, dead terrorizing scumbag friends.

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:42 pm
by sheekh-Farax-zero
A/w
the regions that are under alshabaab rule, like jubada hoose/dhexe, sh/hooese/shxe, bay , Gedo are most
peaceful places in Somalia,, so stop offending the good wadaads :lost:

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:50 pm
by AbdiWahab252
Sheekh,

What about Galmudug ? It is peaceful and Shabab free. What about Galgaduud ? Peaceful and Shabab free. Somaliland - peaceful and Shabab free, Puntland - peaceful and Shabab free.

Re: Weird news ''taxation of the dead!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Tue Jun 23, 2009 12:56 pm
by sheekh-Farax-zero
Galmudug :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

you don't know what happened in Galkacyo to-day, i guess