Reer Somalinet Paltalk

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

join qolka Reer Somalinet paltalk
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by HELWAA »

paltalk waxa gala dadka nolosha ka dhacay :arrow: :arrow:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

HELWAA wrote:paltalk waxa gala dadka nolosha ka nacay :arrow: :arrow:
Helwa ogow, wadaado, aqoonyahano, siyaasiin iyo kuwa kale oo sumcad ku leh aduunka ayaa paltalk so gala.

Kuwa so jeediya wacdi iyo daruus, kuwa so jeediya sida dalka soomaaliya loo nabadeen laha, kuwa u so gala aqoon is weydaarsi.

Paltalk waa somalinet oo camal, qofkasta ka heleysa
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by COSTA »

U sheeg in hablaha heerinka ahna yimaadaan oo rag guursada meesha ka helaan
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

costa come in
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by HELWAA »

cool

I had this friend who used to listen to muxaadaros on paltalk, maalin kasta mesha way faanin jirtay..alla maxaa wacdi ka dhargay soo gal paltalk...cala kuli xaal maalinba oo sheekhiy wacdinayey kamerad dumarki iyo dadki mesha ka buuxi oo shiday...guess what, he was naked, bahalkiisi yarana sharabaad buu soo galiyey..yacni the most important baan iga qariyey bu dadki ku yeri.Inantii maalintaas baa oo ugu danbaysay paltalk danbe........hadii xita aad soo hadal qaadid wayba ka xanaaqda. :down: :down:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

Helwa ma ku rumeysanayo waayo, sheekada aad so qortay waxaan u qaadaya sheeko been abuur ah

hadaad ka so horjeestay paltalk adigee ku taal laakin ha abuurin sheeko aan sal iyo raad toon lahayn sidaad dadka ka yaacdid paltalk

paltalk wuxuu leeyahay neceb iyo wanaag sida somalinet
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

Sheekh farah Zero. now U know my real voice
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by Daanyeer »

I JIID !!!!!!
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

Daanyeer wrote:I JIID !!!!!!
Danyeer, qolka waan xiray madaame dad yar so xaroodeen.

waa inoo mar kale
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by HELWAA »

The story is true i dont care if you believe it or not.....There are some sick pple on paltalk walle. :down: :down: :down:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by sheekh-Farax-zero »

coolsun

cod ilma yar baa leedahay..



Helwa

:shock: :shock: :shock: :shock: are you serious.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by HELWAA »

00

yes why would i made up somthing so disgusting.. :roll:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:coolsun

cod ilma yar baa leedahay..
Cuqdi baad iga qaatay walle war heedhe, emperior, keyse, iyo kuwa kale oo fara badan ayaa marqaati ka aha oo ii dhageystay and Ur the only 1 who who said that shiid

war cuqdada iska saar ileen nin cuqdadayan ayaad tahay
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Reer Somalinet Paltalk

Post by sheekh-Farax-zero »

coolsun

carab laawe ayaa tahay :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”