MAXAA KU DHACAY HABLIHII IYO WIILASHII HUFNAA EE SOMALIYEED

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

MAXAA KU DHACAY HABLIHII IYO WIILASHII HUFNAA EE SOMALIYEED

Post by UkMan9 »

Waxaan xasuustaa sheeko awoowahay iiga sheekeeyey markaan yaraa sida ay ahaan jireen hablaha iyo wiilasha soomaaliyeed waqtigiisii...
wax kasta waxaa ka horayn jirtay sharaftodoa iyo dad nimadooda ....waxaa dhici jirtay haddii gaajo xun ay hayso inay ka xishoon jireen in waydiistaan qof xataa haddii naftu uga dhacayso....

Iminka waxaa bedelay naago iyo niman ka fakara Lugahooda dhexdooda (xaajigeeda iyo xaajigiisa) oo aan marna fiirinayn Qiimaha iyo sharafta noloshoodu u baahan tahay iskabadaa Muslim nimo ay ku fakaraan iyo xaaraan iyo xalaal ay eegaanba....

Waxaan arkaa 24 hrs ka naago leh nimanka somalidu waxay leeyihiin XAAJI caato ah waxaan kaloo arkaa niman intaas leh naagaha somalidu XANJO ayeey calashataa markii wax lala samaynayo.....

Niman Saynis yahaniin ah oo baaray Male Organiska waxay soo cadeeyeen in nimanku soomaalidu yihiin nimanka ugu XAAJI wayn aduunka i mean ugu XAAJI DHEER...waxaan ka daawanayey BBC2 1996 been igama aha...waxaan kaloo daawaday mar laga hadlayey naagaha adduunka iyo galmadooda(their sex life) waxaa la cadeeyey in naagaha ugu dareenka badan yihiin naagaha soomaalida....sheekadaan aan hadda ku qoray meeshan waxaad cadaynteeda ka helaysaan Science Museum...in London....

Arintaan waxaan uga danleeyahay inaan ku beeniyo wax yaabaha ay intaas isku dacaayadaynayaan oo aan runta ahayn....

walaalayaal sharaftiinii iyo Dad nimadiinii maxaa ku soo koobay Lugihiina dhex dooda........

waxaan waydiinayaa gabdhaha somaliyeed ma waxaad tahay adiga dhan lugahaaga dhexdooda qiimahaagu ma intaasbaa....wiilasha somaliyeed war qiimihiinu ma lugahiina dhexdoodaa...... meeday sharaftii iyo dad nimadaadii... maxaa kallifay inaad kufaar iyo dad wasaqbadan sariir u raacdaan...nin iyo naag aan kaadida iska dhiqin inaad hoos ama kor seexataan makuu sharafbaa..........

Bal amrkaad dhamaysato waxaad la samayn lahayd dadkaaas aan nadiifta ahayn waxaad dareentid oo ah inaad isnacdo miyaadan marna ku tusaala qaadan..........

Your Life aint UR P***y and aint Your D***k it is more than that....

please Do something about ur life b4 it is too late.....


Please Soomaali ku soo qoro si dad badan oo aan Englishaka aqoon inoola qayb qaataan....

Waad mahad san tihiin
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Post by Ureysoo »

1st of all usernamekaan aa ka naxin walaal...waad mahadsantahay qooralka uu sharafta badaan aad so dhigtay.. ilahay ba ka duceyna ino ilahay cafiyo iyo hanoniyo dadka dhumeeyn uu edab darada *ciyaal suuqnimo* shuqul ka dhigteeyn...what a glorious statement.... Very Happy
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

UKman,

Though my somali no good, tank u very more.

Ureyso,

Plz CHANGE ur NICK.

-
-
-

Ur Brother With Intellectual Galasses In S'net !!!!!!!!!!!!!!

YYY Col\Prof Daanyeer YYY
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by UkMan9 »

Ureyso Loooooooooooooool What a nick.....

Mahadsan tahay..............

Daanyeer..............<--qoslay walaahi....Daanyeer waydiinaya Urayso badasho magaca........... Damn

Daanyeer......... waad mahadsan tahay bro i bet ur somali is better my AWOOW'S somali ......kaftan
sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Post by sexy-kitten »

Wow!

Nice topic, I'm impressed iyo nus up Somali fiican baad dhigtaa, ma school baad uga soo baxday?
Adanna
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 366
Joined: Mon Jan 19, 2004 7:00 pm
Location: AfriQiya *where my spirit rests*

Post by Adanna »

Balaayo kula been badnaatay Laughing What's this fake research ur talking about man? Ugu dareen baddan...ehm..three letters yaah: FGM Rolling Eyes And this crap about xaaji "weyne".. Laughing Who told you that, awoowgaa? Cuz I know for sure u didn't hear that from BBC (perhaps bii-bii-siiga soomalida).

freeaaakk. Razz Laughing
Adanna
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 366
Joined: Mon Jan 19, 2004 7:00 pm
Location: AfriQiya *where my spirit rests*

Post by Adanna »

By the way..incase I misunderstood ur entire post...iga raali noqo (just to be on the safe side..but I'm still98% sure that ur a freak yaah).
mizz_chief
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1426
Joined: Thu May 26, 2005 5:53 am

Post by mizz_chief »

I love da part the BBC 1996 been igama aha Laughing Laughing Laughing

thesd days BBC somali talk about anyhting and everything, just like in an advert i saw BBC Somalia stands for ...BEEN BEEN SII
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Post by Ureysoo »

Laughing Laughing Laughing Laughing @ plz change ur nick....

I still can’t believe he solicit that I should change my nick, *quite hilarious* Laughing . Visibly I won’t hesitate if he had a courteous nick 2 begin with; materialize like comparing my magnificent nick 2 his Zulu 1, it’s a crime by it self. Cool *but I should appreciate the reverential way u script ur request @daanyeer* I might do something about it, soon *insha allah* Very Happy
Waraabshe
Posts: 119
Joined: Sat Mar 26, 2005 9:59 am

Post by Waraabshe »

Udgoon should be name Wink and tell us what you pick so I know who you are my next quarterly visit.
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by UkMan9 »

sexy-kitten......

Dear sis...yeah somaliga ayaan dadka baraa i can teach u...if u can pay the price....if u know what i mean....just kidding....

Adanna.....

how could you Mad Mad Mad .......ehehehe dont worry cuz anigu dadka wax caaya cay uguma jawaabo....

mizz_chief....

waxaan ka hadlayey BBC TV ga waxaan filayaa inaan iri ka daawaday....Lord BBCsomaliga miyaa la daawadaa waa la dhagaystaa ....waxaan kor ku qoray (( KA DAAWADAY BBC2) hadaadan aqoon waxaa jira janaalo laga soo daayo uk oo mid ka mida la yiraahdo BB2...

Uraysoo.....

you are really something girl.....waxa kaliya aan ku oran karo waa...ilaah ayaa maskax fiican ku siiyey iyo dabci fiican..... and ur nick name should be Brainy Girl Wink
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by UkMan9 »

[quote="Adanna"]Balaayo kula been badnaatay What's this fake research ur talking about man? Ugu dareen baddan...ehm..three letters yaah: FGM And this crap about xaaji "weyne".. Who told you that, awoowgaa? Cuz I know for sure u didn't hear that from BBC (perhaps bii-bii-siiga soomalida).

freeaaakk. [/quote]

sxb ...for ur information BBC somalida ahi dhaqaale intaas le eg ku sameeyaan research maba helaan BBC2 aan ka hadlayey waa tan BBC2 TV meesha aaad ka heli kartidna waan kuu sheegay orod aad oo soo baaar runteeda....

anigu shaqsi ahaan waxaan rumays nahay in ninka gabar la seexato oo ay sheeko ama xanjo calashato inuusan ahayn ninba...waa kuwa markii gabadha lugaheeda dhex gala bilaaba taahid huuuh hiiih huuuh haaah ka bacdina korkeeda ku dhaca...in another words kaasi ninba ma aha ama ha XAAJI waynaado ama ha XAAJI YARAADO....

gabadha ninku sidaas ku samayana waxaan rumaysnahay inaysan iyaduna ahayn qof wax kala og sababtoo ah waxay usheegi lahayd inaysan sidaas ka helin waxay usheegi kartaa siday jeceshahay....kol haddii ay ogolaatay inay la seexato maxay ka xishoonaysaa naradiiiba iska qaadee may usheegto sida ay ku raaxaysan karto....

i blve labada qof inay ku xiran tahay siday isu qancin lahaayeen inay sameeyaan...hadaadan qancinba helayn haba samayn marka hore....

waxaan kaloo idiin sheegayaa arin kale oo ITV sameeyey oo ahayd baarintaan ku saabsan inay naagaha ku nool Britain biya baxaan iyo in kale dadkii camarada watay waxay la hadleen live naago badan oo waydiiyeen inay biyo baxaan way ka xishoodeen jawaabteeda laakiin markii danbe waxaa cadaatay in naagaha 95% aysan biyo bixin naagaha aan ka hadlayo waa naagaha CADAAN MADOW(AFRICAN JAMAICAN ... ETC)

anigu shaqsi ahaan naago badan oo soomaaliya ayaan waydiiyey inay helaan arintaas waxay iigu jawaabeen big YESS.....ilaah ayaa igu og been kama sheegayo arintaas.....

so this Qs goes to somali ladies and Gents..Haddii nimanka/naagaha soomaaliyeed xun yihiin HOW COULD THAT BE SO BLOODY POSSIBLE....i wonder.....
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Post by UkMan9 »

CAJIIB iyo YAAB... waxaan ogaaday ma garanaysaan soomaali cay iyo dagaal u tilmaan anything kale shaqadooda maaha...haddii cay u bilowdid sidii wax falan iyagoon indho iyo dhego lahayn ayeey ku soo galayaan

i just wonder why
sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Post by sexy-kitten »

[quote="UkMan9"]sexy-kitten......

Dear sis...yeah somaliga ayaan dadka baraa i can teach u...if u can pay the price....if u know what i mean....just kidding....
[/quote]

Loool, maya walaalo macaano, somaligeyga waa guud. Laakin inaan wax cusub kaa barto ima dileyso soo maha Laughing
User avatar
B-MAX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1405
Joined: Thu Feb 19, 2004 7:00 pm
Location: Dar-es-Salaam

Post by B-MAX »

(((gabadha ninku sidaas ku samayana waxaan rumaysnahay inaysan iyaduna ahayn qof wax kala og sababtoo ah waxay usheegi lahayd inaysan sidaas ka helin waxay usheegi kartaa siday jeceshahay))))


.
.


Man, It seems that You never associated with Somali girls. You'll never ever see a somali Girl telling you i didn't like this style or do this style. She knows well that if she dares tell you that,then you'll automatically judge her as a Somali hoe or she's being around the block many times.

(((anigu shaqsi ahaan naago badan oo soomaaliya ayaan waydiiyey inay helaan arintaas waxay iigu jawaabeen big YESS.....ilaah ayaa igu og been kama sheegayo arintaas..... )))




This is funny. Ok, You go around and ask Somali Girls if or how many times do they get Orgasm?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”