Page 1 of 2
I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:12 am
by CoolPoisons
Sucks to never seen government and how Somalia use to be
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:20 am
by CoolPoisons
Waxaan u jixinjixina Murax, Fah, hyperactive iyo ciyaalka kale oo dhastay 1991kii ka dib.
Waxaan idin sheegaya, ha quusina oo ilaahay ka baraya inay Somalia dawlada ka dhalato.
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:23 am
by Rightwing
CoolPoisons wrote:Waxaan u jixinjixina Murax, Fah, hyperactive iyo ciyaalka kale oo dhastay 1991kii ka dib.
Waxaan idin sheegaya, ha quusina oo ilaahay ka baraya inay Somalia dawlada ka dhalato.
Fah and sheikh Hyper are fully aware of their cultural needs' but Ka darag is lost child.
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:25 am
by Queen_Arawello
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:27 am
by CoolPoisons
Rightwing wrote:CoolPoisons wrote:Waxaan u jixinjixina Murax, Fah, hyperactive iyo ciyaalka kale oo dhastay 1991kii ka dib.
Waxaan idin sheegaya, ha quusina oo ilaahay ka baraya inay Somalia dawlada ka dhalato.
Fah and sheikh Hyper are fully aware of their cultural needs' but Ka darag is lost child.
Ka Darag waa gabadh yar oo westernized ah. Waa kuwa loo yaqaano fish iyo chips.
Fah waa African American rasmi. dhaqankooda iyo luqadooda ayuu raacay.
Hyperna waa iska carab
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:33 am
by Rightwing
Cool
Ka Darag waxaan u malaynayaa inay tahay 15 or 16yrs old. Wakhtigay wax baran lahayd ayay Somalinet ku lumisaa, WAKHTIGUNA WAA QAALI. Marmar waxay soo qortaa "ALA FARTAA I XANUUNAY"

Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 2:45 am
by CoolPoisons
Rightwing wrote:Cool
Ka Darag waxaan u malaynayaa inay tahay 15 or 16yrs old. Wakhtigay wax baran lahayd ayay Somalinet ku lumisaa, WAKHTIGUNA WAA QAALI. Marmar waxay soo qortaa "ALA FARTAA I XANUUNAY"

Ka Darag laakin soft spot baan u haya. Waa gabadh miskiinad oo iska daacad ah. waa runta, waan kula qabaa inu waqtiga qaali yahay laakin ka darag waa gabadh. Gabadhana nooloshooda waxay ku saleesan tahay labo arimood. Guur iyo caruur. Inta kale waa malaa yacni.
Waxaan filaya markee Ka Darag gaarto da'da 18, ina adeerkeed baa lagu dari doona oo way is dajin doonta, asagana ka shaqeen doona.
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 3:53 am
by Queen_Arawello
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 8:07 am
by Faranacab
Rightwing wrote:CoolPoisons wrote:Waxaan u jixinjixina Murax, Fah, hyperactive iyo ciyaalka kale oo dhastay 1991kii ka dib.
Waxaan idin sheegaya, ha quusina oo ilaahay ka baraya inay Somalia dawlada ka dhalato.
Fah and sheikh Hyper are fully aware of their cultural needs' but Ka darag is lost child.
Kadarag is a gift for Snet site, a honest kid if you ask me.
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 8:15 am
by Mr. Yungnfresh
CoolPoisons wrote:Sucks to never seen government and how Somalia use to be
Some would argue they're lucky to have never seen the last government and how it was
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 9:11 am
by Jamac_Yare
its sucks to be a somali anyway pre 1991 or after it
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 10:07 am
by snoop12
walle.. cool runta baad sheegtey ina adeer

dhalinyarada Fah lamid ah, ilaahay ha soo hanuuniyo.. wax aheen Xbox360 iyo ceynkaas ma yaqaanaan
gabdhahana wee u dhamaatey, ilaahey ha unaxariisto.... waxaa joogo inantaan camal oo rage ka dhex hadleeso, waliba ugaaska ku soo hadal cilineeso, bilaa edab

Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 10:15 am
by Macaaney_1991
Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 10:15 am
by Hyperactive
CoolPoisons , lol waryaa leave us alone.
my family too famous to be lost.
marka even if i want to deny somalinimo , dad badan know me by my father/family name.
though i wish if i could get away from somalinimo

Re: I feel sorry for the Somali kids born after 1991 in Somalia
Posted: Sat Jun 27, 2009 11:37 am
by Nabeela
hyperactive wrote:
though i wish if i could get away from somalinimo

Aaaaa, another self hater, how many self haters do we have so far?
