Disagreements regarding a khariji wadaad from kenya

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Disagreements regarding a khariji wadaad from kenya

Post by AhlulbaytSoldier »

Qilaaf ka taagan wadaad ka soo qeyb geli lahaa mu´tamarka islaam Sweden kaasoo lagu eedeeyey in uu ka tirsan yahay Al-shabaab.

Mu´tamarka 17aad ee lagu qabanayo magaalada caasimada 2aad ee Sweden ee Gothenburg ayaa lagu soo waramayaa in leeysku mari waayay casuumida culimada qaar ka mid ah, iydoo nin ka mid ah culimadaas lagu eedeeyey in uu ka mid yahay ururka Al-shabab, ninka sida gaarka ah farta loogu fiqayo ayaa magaciisu lagu sheegay sh. Xasan Xuseen oo ku nool wadanka Kenya isagoo muxaadarooyinkiisa ku taageera Al-shabaab.

Hadaba waa markii ugu horeysay oo bulshada Somaliyeed isku qab qabsadaan Mutamar diini ah tanina waxeey ku tusineeysaa sida somalidu aaysan ugu kalsoonayn siyaasada Al-shabaab iyo weliba dhaqankooda ka fog diinta islaamka..

Mutamarka ayaa Sweden ku qabsoomi doona dhawaan magalada Göteborg ee ah casimada labaad 2-5 july 2009,



Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com


His visit must be rejected! To hell with him,he is just there in sweden to brainwash the children.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”