WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by CoolPoisons »

Nuriyo Sheekh Ibraahin oo cimrigeedu lagu sheegay 114 Sano jir , sida ay noo xaqiijiyeen ubadkeeda oo ah willkeeda ugu weyn Shuceyb Abdi Bare oo ah jira 87 jir oo la nool iyo gabadheeda ku xigta Seynab Abdi Bare oo jirta 84 ayaa waxaa ay ku nooshahay tuulda Laan-Abeer oo 9 km u jirta Degmada Baledxaawo.


Image

Hooyo Nuriyo Sheekh Ibraahin oo ay la kulmeen Barnaamijka Socdaalka Gedo iyo xubno ka socday Hay-ada Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed ayaa iyada oo gaboowday oo ku jirta hoygeeda cariiriga ah oo ay ka dhex buuqaysay waxa ay la ga dheehan karay xaqiiqada ah meesha qof walbaa uu u noqon doono haddii uu cimriga ku sumo.

Image

Nuriyo Sheekh Ibraahin oo la ogaaday mudadii ay socotay is diiwaan gelinta ay sameeyanayeen howlwadeenada hay’adaasi ayaa waxa lagu sifeeyay qofkii ugu da’da weyn ee lagu arko soomaaliya.

Image

Hooyo Nuriyo oo uusan xiskeedu ahayn mid taam ah amaba jooga ayaa waxa qoyseeda ay noo sheegeen in loo xanaaneeyo sidii caruurta oo kale oo la hayo saacad walba islamarkaasna lagu habo dareere amaba clucos oo walxaha jilicsan laga sameeyo.

Image

Nuriyo Sheekh Ibraahin oo ay saxaafada usoo bandhigeen hay-ada daryeelka waayeelada ayaa ahayd mid nagu reebtay dareen gaar ah iyo qushuuc islamarkaana uu wajigeeda ka ka muuqanayay cimrigeeda.

Image

Duq Nuriyo ayaa lagu qiyaasay in faraceeda uu gaarayo 579 Qof oo isugu jira ilmaheeda, waxay dhaleen iyo kuwii ay sii dhaleen iyo kuwii ay sii dhaleen iyo waliba kuwii ay kuwaasi sii dhaleen ilaa (4 Generations).

Image

Haweeydaani cimriga dheer uu eebe siiyay ayaa laga yaabaa in ay tahay qofka ugu da’da weyn soomaaliya inkastoo aysan jirin cid si gaar ah u baartay qofka ugu da’da weyn dalka soomaaliya maadaama aysan jirin wasaarad si gaar ah ugu xilsaaran.

Image

Maxamed Gaarane Aadan
Barnaamijka Socdaalka Gedo
Baledxaawo-Somalia
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by CoolPoisons »

Dayum her ubad's 600 people
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Warsan_Star_Muslimah »

CoolPoisons wrote:Dayum her ubad's 600 people
Whats that?

Masha-allah, cimir dheer iyo cibado.

Her eyes are closed, I don't think she can see. My grandma can't see that well too. :cry:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Rightwing »

Maansha allah
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by CoolPoisons »

Warsan ubad's her offspring. Her offspring are 600 people. 4 generations
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by COSTA »

70 in la dhaafo ma haboona

adoo xayi ah inaa hoyata haboon
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Faranacab »

Allow u gargaar.
User avatar
Macaaney_1991
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3600
Joined: Fri May 15, 2009 3:13 am
Location: Gettin ready to Migrate.....

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Macaaney_1991 »

:shock: wow......... :clap: :clap: :clap:
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Cawaandi_91 »

Faranacab wrote:Allow u gargaar.
Aamiin
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by CoolPoisons »

she still looks ok for her age if U look at her

waa mucjiiso alle
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by siren »

Why is that guy forcing the biscuit and water down her throat? It looks like he just want to have photo op with her, what an opportunist.. :down:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by surrender »

masha'a'lah laa xawla walaa quwata ilaahbilaah. :up: :som:
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Cinque Mtume »

Must be very lonely to be left on this world with your own generation all albeit gone.

Either way amazing for her to still be alive. Her offspring are lucky.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by CoolPoisons »

lol she must have been teenager in Sayid's time

dayum
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: WAW. The oldest Somali in Somalia 114 years old

Post by Keyse_0208 »

Its actually a Duco when people say '' Cimri dheerow'' .. which shows you its one of the things dadku ay ilaahay ka baryaan .... maanshalla
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”