Hambalyo iyo taageero suldaan cusub
Written by Qarannews
Jun 28, 2009 at 06:07 AM
anaga oo ah qurbe jooga beesha isxaaq ee qaarada Europe iyo North America waxaan halkan hambalyo iyo bogaadiin uga ddiraynaa soona dhaweeynaynaa suldaanka cusub ee dhawaan lagu caleemo saaray deegaanka kililka shanaad ee Daroor, Suldaan Xiis Ismaaciil Abiib waxaanan illahay uga baryaynaa inuu u fudeedeeyo howsha balaadhan ee loo igmaday iyadoo ay ahayd kaalin banaanayd oo muhiim ah uuna suldaanku yahay shaqsi aad ugu banaan jagada loo doortay waayo aragnimo badana u leh qaybaha kala duwan ee Bulshada , waxaan kale oo dhamaan beel waynta ka codsanaynaa inay la shaqeeyaan Suldaanka cusub si ay hawlahiisu ugu fududaanan, waxaanan u mahadnaqaynaa sulaadiinta beesha isxaaq care iyo odoyo dhaqmeedyada sida hagar laaanta ah ee ay usoo dhaweeyeen suldaanka cusub iyo isku duubnida ay ku waajaheen caleemo saarka suldaanka cusub.
1; Hussein Abiib Osman
2. Cabdiraxman Maxamud Xandule
3. Cabaas Adan Cali
4. Cali Cabdilahi Dable
5. Cabdi Ismail Abib
6. Cabdil Qadir Adan Cali
7. Xasan Cabdi Abiib
8. Cabdi Qani ISmacil Geele
9. Mustafe Ismacil Gele
10. Maxamud Xuseen Ileeye
11. Dr. Maxamed Abiib Osman
12. Dr. Maxamud Aw Barakaale
13. Shun Xuseen GEle
14 Fousia Ismail Abib
15. Canab Ismail Gele
16. Axmed Saleeban (Kaylac)
17. CAbdi Nasir Ibrahim Haybe
18. Cisman Hussein Geele
19. maxamed Ismail abib
20. Xasan Maxamed Cumar (digool)
Abdi-Ayaanle Ismail Abib ( ayanleabib@hotmail.com )
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Hambalyo iyo taageero suldaan cusub
Moderator: Moderators
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 665 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 4 Replies
- 574 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 269 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 42 Replies
- 1926 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 2 Replies
- 1276 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 13 Replies
- 1663 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 18 Replies
- 2199 Views
-
Last post by Digdahab
-
- 0 Replies
- 855 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 325 Views
-
Last post by koohi
-
- 21 Replies
- 3905 Views
-
Last post by Khalid Ali