Protest-banaanbax ka dhana Khawaarijta "Dooni meyno is qarxin,Islaamka waa nabad iyo naxariis"
Minnesota 30 June 2009 Waagacusub Media.
Banaanbaxii ugu balaarnaa ee lagu cambaareeynaa kooxaha Khawaarijta ee isqarxinta iyo dagaaladda ka wado Mogadishu ayaa lagu wadaa in lagu qabto Magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Fadlan hadii aad tahay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka damqanaya tacadiyada lagula kacayo Caruurta iyo haweenka ka qeyb gal banaanbaxa qiimaha badan ee lagu cambaareeynaa Khawaarijta Al-Shabaab.
Waqtiga waa Friday July 3rd 2009, After Salaadda Jumcaha (Friday Prayers )2:00 PM ilaa iyo 6da PM maqribnimo
Too bad i wont be part of this anti-khawarij demonstration.

