Page 1 of 3

Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:26 pm
by Rightwing
1-Orgeyn
2-Oslid
3-U tu'i
4-Caadh
5-Cisal
6-Abaahis
7-Rimay gacmeed
8-Bacramin
9-Loogid
10-Jees
11-Gu'
12-Dayr
13-Xagaa
14-Jilaal
15-Darayo
16-Darxumo
17-Sange

This course is broken into beginning, intermediate, and college-level work.

Ereygee kugu cusub?

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:27 pm
by abdikarim86
kaariyoone
karishbe
isku filan
fadiirad
tuush ( from the french word douche :lol: )
koofeer

:lol:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:27 pm
by Khalid Ali
Ma khaabiir afsomali baad iska dhigaysa :mrgreen:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:28 pm
by Rightwing
Caruurteena waa in la caawiyaa dee

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:30 pm
by abdikarim86
horta is odhgac a ram or something

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:31 pm
by Hyperactive
this is oromo language not somali ader.
how you can even pronounce it?

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:34 pm
by Rightwing
hyperactive wrote:this is oromo language not somali ader.
how you can even pronounce it?


hyperactive

Walaahi waa afsoomaali. Weydii Faranacab, Lugooyo xitaa Voltage. :lol:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:36 pm
by Rightwing
abdikarim86 wrote:horta is odhgac a ram or something


Qu'est-ce que c'est :shock:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:36 pm
by Hyperactive
lol inaabtiga Faranacab wa khabeer too.

voltage is really good for young man like him.

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:39 pm
by abdikarim86
Rightwing wrote:
abdikarim86 wrote:horta is odhgac a ram or something


Qu'est-ce que c'est :shock:
my brother had the nickname odhgac waraabe :lol:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:42 pm
by Rightwing
hyperactive wrote:lol inaabtiga Faranacab wa khabeer too.

voltage is really good for young man like him.

Haa Faranacab waa khabiir, waxaan u malaynayaa inuu yahay macalimiinta Jaamacadaha sweden afsoomaaliga ka dhiga inuu ka mid yahay. Voltage Af-somali iyo af ingriisi isku si ayuu ugu wada hadlaa :up:



abdikarim86

Ma laga yaaba inaad typo ku samaysay? waayo weligay odhgac ma maqlin. Mise waxaad u jeedaa ORGAC WARAABE?

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:45 pm
by abdikarim86
:lol: orgac ama odhgac ...which ever they say it :lol:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 12:49 pm
by Rightwing
Gartay waa Orgac waraabe :up:

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 1:20 pm
by Sir-Luggoyo
I will translate the hard part
Rightwing wrote: 1-Orgeyn =====Fukking
2-Oslid
3-U tu'i
4-Caadh =====ceeb
5-Cisal ======ceeb
6-Abaahis ====f-king err...mating
7-Rimay gacmeed ====Artificial insemination
8-Bacramin
9-Loogid ======Martiqaa oo neef loo qalo
10-Jees ====Qoys
11-Gu'
12-Dayr
13-Xagaa
14-Jilaal
15-Darayo =====Caws cusub
16-Darxumo
17-Sange =====Awr

This course is broken into beginning, intermediate, and college-level work.

Ereygee kugu cusub?

Re: Free Somali vocabulary tutorial

Posted: Tue Jun 30, 2009 1:26 pm
by Rightwing
Sir-Luggoyo

Afsoomali sifaysan oo saxarkii laga qaaday..sarbeeb iyo maah maah soo jireen ahba adaan kugu ogaa :up: