Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Sulemaan_dudun
Posts: 106
Joined: Fri Apr 10, 2009 12:32 pm

Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by Sulemaan_dudun »

Boqorka beesha Darood Boqor C/laahi Boqor Muuse ayaa ka qeybgalaya shir kadhacaya magaalada madaxda dalka Liibiya Tripolis. Shirka ayaa lagu wada inuu si rasmi ah u furmo beri, iyagoo ay isugu imaan doonaan madax dhaqameedyada iyo Boqoradda qaaradda Africa.

Maanta ayaa waxaa si gaar ah u shiray isimadda Geeska Africa, shirkii maanta ayaa ahaa is barasho iyo in ay sameyaan hal qoraal oo ay isugu mideeyaan afkaartooda, qoraalkaas ayaa noqonaya codka ey kaga qeybgalyan shirka Afrika iyadoo qolo walba kusoo bandhigeyso arrimaha shacabka ay matalaan muhiimka u ah.

Boqorka ayaa gudbiyey qoraal ku saabsan dhibaatada guud ee dalka Soomaaliya ku habsatay muddo dheer iyo iney muhiim tahay doorka ey leeyihiin oday dhaqameedyada maadaama ay matalaan shacabka soomaaliyeed ee meelwalba ku dhibateysan.

Soomaalida waa qabaa’ilo waxaana loo baahan yahay in beelaha dhexdooda heshiiyaan oo oday dhaqameedyadana door weyn ka qaataan sidii loo heli lahaa maslaxad guud. wuxuu kaloo diiradda saaraya dhibaatadda burcad badeeda iyo xal uhelideeda.

Shirkii maanta ayaa waxaa ka qeybgalayay Isimo ka socda dalalka Geeska Afrika sida, Sudan, Kenya, Tanzania, Uganda, Jabuuti iyo Somaliya.

Forumka Isimada Afrika ayaa la aasaasay sanadkii hore waxaana gudoomiya guddoomiyaha kacdoonka dalka Liibiya ee Muammar Gaddafi, isagoo isla sandkii hore loogu doortay Boqorka qaaradda Afrika.
......... :som: :som: :som: :som: :som:


Sawiro halkaan ka fiirso
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by Khalid Ali »

Boqorka darood maxa keenay sectionka somaliland faduul ba keentay hada la kufsado boqorka darood in sectionka somaliland anagu kama masuul nihiin,
XEmperior. :mrgreen:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by Khalid Ali »

boqorka daroodka markan kufsanayo maad dawaan mise cajalad baad iga duubii oo caruurtiinaad hadhow tussi Iidoor ba boqorkeeni kufsaday :lol: :lol:
lali99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1575
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:10 pm

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by lali99 »

loooool :clap:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by Somaliman50 »

Ilaahay baa boqor ah sxb.
User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by MALMAHA »

take this pawn down, we dont want any fake boqor-bastards here.
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by JeyR »

WAR HEEDHEE ABTIYAAL, WAXAAN MOODI JIRAY IN BAHASHA LAYDUNKU XANTEE, ILEEN WAABA RUN OO RAGAABAD FUUSHAAN, KOW, WALAAHAY WAABA ARIN CUSUB. QAAR BAA RABA INAY KAMARADO ISKA DUUBAAN. KOW, WAR HAYAAAY...OO ABTIYAAL GABDHAHII REER SHEEKH ISAXAAQ MAXAY SAYMANAAAN DOONAAN? HADAAD RAGII U SOO JEESATEEN.. WAR HAYAAY...XINE XIIRAY OO REER HAGAR AH AYAA BARI ARINTAA IDINKU YARA XANTAY, DEE DACAAYAD BAABA LA MOODI JIRAY, LAAKIIN DEE MAANTAABAD AFKIINA KA CADAYSEEN..NAW...
User avatar
rich-boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1635
Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros

Re: Boqorka Beesha Daarood oo Ka Qaybgalay Shirka Isimada Afrika

Post by rich-boy »

darrod aint go no boqor they wasteman
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”