Page 1 of 1

Me and my wifes- Part-1

Posted: Sat Jul 04, 2009 7:21 pm
by Beer-Dilaacshe
Waxaan halkan Somalinet- ku qabaa dhawr Islaamood oo kala jinsiyada!
Islaamahaa kala qoomiyadaa mid walba si gaara baan kusoo aqal geliyay.
waa shan.. waana saddex habrood iyo laba min yaro
bal hadda aan idiin kala sheego:
1.kambuli senior wife
2.Gimini07 senior wife
3.Babygirl Senior wife

4. 1_Londoner Junior wife
5. Ka Darag Junior wife

Kambuli waatii iigu horaysay ee aan la aqal galo! waxaananu isku baranay sayladda xoolaha iyadoo ri' dhegta jiidaysa,... oo aan ku idhi gacanta ii dhiib aan kala iibsano ridane, markaasay is yara xariifaysay oo tidhi ''waar yaad leedahay gacanta ii dhiib! markaasay kabtii bidixda iska saartay! oo gacanta midig ku qabsatay.... markaasaan ku idhi inaar is deji oo neefkan naga iibi, ..markaasaan $70 stop-ka danbe kasoo saaray, neefkiina kala faasaxanay, markaasay iyadoo dhoola cadaynaysa iga dhaqaaqday! laba talaabo markaan hore u qaaday ayay iga soo daba carartay! oo tidhi '' sug sug walaalo su,aal maku waydiin karaa? Haa! kambuli '' walaalow maxaad ka shaqaysaa? neefkan sidaad odhanysaa? al markaasaan been ku qulaamiyay ''Company baan maamulaa, laba bakhaarna waan leeyahay, guri weyna waan leeyahay, saddex gaadhi iyo dhug dhuglayna waan haystaa! markaasaan weliba usii raaciyay ma i raacaysaa? :lol: Intay cabaar yara aamustay ayay tidhi ''ALLA MAXAAN SUGAY'' waar ina mari haaye

TO BE CONTINUED...

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sat Jul 04, 2009 7:34 pm
by Keyse_0208
Beer-Dilaacshe wrote: Kambuli waatii iigu horaysay ee aan la aqal galo! waxaananu isku baranay sayladda xoolaha iyadoo ri' dhegta jiidaysa

:lol: :lol:

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sat Jul 04, 2009 10:16 pm
by Macaaney_1991
:lol:

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sat Jul 04, 2009 10:22 pm
by MALMAHA
:lol: :roll: next one macaana ban is-leyahay :mrgreen:

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sun Jul 05, 2009 9:02 am
by Beer-Dilaacshe
Part-2

Markaasaan waxaan keenay aqal Soomaali afarta dacal ka daloola, '' maah soomaali ayaa tidhaahda naag beena kusoo xera geli runa ku dhaq!
Waxaanan ku idhi ''Cosobeey inaadeer aqalkaygu waakan waana Five Star house!..... al markaasay is xariifisay oo qayl qaylisay,.... adigu waxba yaan hadal kugu daaline markii danbe waa ku qanacsiiyay inay halkan nolol cusub ugula abuurato, ...iskana dhaafto dilaalnimadii iyo iibintii riyaha! :lol:
Waxaanan u geeyay Niman timo weyn ah oo aan ku idhi ii mehriya! ....al markaasay bilaabeen inay dikriyaan oo yidhaadeen '' SALALAAAHU WAA SADDEX FIJAAN..... SALALAAHU WAA SADDEX FIJAAN! Halkii baan kula aqal galay, :clap:

TO BE CONTINUED Part-3 waa Babygirl

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sun Jul 05, 2009 4:43 pm
by 1_londoner
lol, wathafug. War adigana kuma tahay?

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sun Jul 05, 2009 4:50 pm
by abdikarim86
:lol: :lol: :lol:

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sun Jul 05, 2009 4:53 pm
by Goljano Lion
1_londoner wrote:lol, wathafug. War adigana kuma tahay?
Junior wife, wait for your turn

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Sun Jul 05, 2009 5:21 pm
by Hyperactive
lol junior wivies.

this made me smile and forgot this bloody biology study.

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Mon Jul 06, 2009 5:41 am
by HELWAA
Beer-Dilaacshe wrote:Part-2

Markaasaan waxaan keenay aqal Soomaali afarta dacal ka daloola, '' maah soomaali ayaa tidhaahda naag beena kusoo xera geli runa ku dhaq!
Waxaanan ku idhi ''Cosobeey inaadeer aqalkaygu waakan waana Five Star house!..... al markaasay is xariifisay oo qayl qaylisay,.... adigu waxba yaan hadal kugu daaline markii danbe waa ku qanacsiiyay inay halkan nolol cusub ugula abuurato, ...iskana dhaafto dilaalnimadii iyo iibintii riyaha! :lol:
Waxaanan u geeyay Niman timo weyn ah oo aan ku idhi ii mehriya! ....al markaasay bilaabeen inay dikriyaan oo yidhaadeen '' SALALAAAHU WAA SADDEX FIJAAN..... SALALAAHU WAA SADDEX FIJAAN! Halkii baan kula aqal galay, :clap:

TO BE CONTINUED Part-3 waa Babygirl

:lol: :lol: :lol:

Re: Me and my wifes- Part-1

Posted: Mon Jul 06, 2009 7:15 am
by Beer-Dilaacshe
Babygirl Part-1

Tan iyadu Caanalay bay ahayd! waxaanan isku baranay suuqa caanaha!.. iyadoo ku dhawaaqaysa.. ''CAANO GEEL' CAANO GEEL''
Markaan soo dul istaagay baan ku idhi ''galac iigu shub'',.. maraaksaan ka laacay!.. oo iska dhaqaaqay!... markaasay soo booday oo tidhi ''xagaad u dhaqaaqaysaa lacagtii caanaha keen''.. intaan ku idhi caanaha waan kuu dhadhaminaayay (Xaawaay) ayaan iska sii socday.... markaasay iga soo daba carartay!
Dumarka soomaalida markay cararayaan, ...intay gacan dafta ku qabsadaan.. bay ta kalena naasaha ku qabsadaan... bilis bilis :lol:
Makaasay (alley) yar ila soo gashay, .. Markaasaan ku idhi naa lacag ma hastee gurigaygii ma ii raacaysaa anaa intan iyo in kabadanba kusoo siinayee!!
Markaasay indha ii kala jeefisay' ...waar waxba yaan hadal kugu daaline,.. markay isu kay yara giigiijisay ayaan intaan hareera iska eegay siibada u furay, oo aan wax layaableh tusay! ... Markaasay tidhi '' UUUUU......UUUUU.....UUUUU! oo labadii gacmoodna dhabana saaratay!.. Xagaa iyo gurigaygiina aan u kaxaystay!....

TO BE CONTINUED..