Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca oo sheegay in ay la wareegeen Maamulkii Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Shabelle: GAALKACYO
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in ay la wareegeen Maamulkii Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay la wareegeen Maamulkii ka ariminayay koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug kaasoo dhawaan loo magacaabay madaxweyne Cusub kadib markii madaxweynihii hore uu xilka ka tagay.
Sheekh Axmed Sheekh Yuusuf (Ilka Dahab) oo ah Masuul ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee koofurta Magaalada Gaalkacyo ayaa saakay waxaa uu warbaahinta u sheegay isagoo ku sugan Magaalada Gaalkacyo in ay kala wareegeen magaalada Gaalkacyo Koofurteeda Maamulkii ka ariminayay Galmudug haatan wixii ka dambeeyana ay ku shaqeynayaan Amarka culumada Ahlu Sunna Waljamaca.
Waxaa uu intaasi ku daray in culumaa’udiinka deegaanada haatan ay ka arimiyaan ay guud ahaan doonayaan in ay ku dhaqaan Sunadda Rashuulka NNKH,waxaana uu xusay in arintaani ay timid kadib markii maamulkii hore iyo kii dhawaan la magacabay uu dhex maray is qab qabsi Xoogan oo dhanka Maamulka ah taasoo sababtay in aaqirkii ay culumadu la wareegeen maamulkaasi.
Waa markii ugu horaysay oo si buuxda ay u shaaciyaan maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Galgaduud in ay si buuxda uga arimiyaan Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Baratamaha dalka Soomaaliya.

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
South Galkacyo 

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
gemeni i might have to cancel my trip to galckayo damn sufis
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
They can't pass into north galkacyo so you dnt have to cancel you re tripDucaysane_87 wrote:gemeni i might have to cancel my trip to galckayo damn sufis

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
so there is a green line in Gaalkacayo..........dhabaycos cant even control the whole city ..Yeah they merit the title BuglandDucaysane_87 wrote:gemeni i might have to cancel my trip to galckayo damn sufis
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
Meel deegaan noo eheen maxaa xukunkiisa ku falnay?
Ma siidiina rabtay inaa dhul xoog ku qabsano,imaanlaawayaal

Ma siidiina rabtay inaa dhul xoog ku qabsano,imaanlaawayaal

Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
Gemini, is that the Somalia flag distorted? or the Pakistani in blue? 

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
Chilli- wrote:Gemini, is that the Somalia flag distorted? or the Pakistani in blue?

Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
lol, gartay.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
waraa dumbasses. Galkayo's multi city.
Lelkase, Awrtable, Wagardha, Dhabyacos, Habargidir, Dir, Sheikhal. so many clans live there. Ahlu Sade Wal Jama doesnt discriminate.
Lelkase, Awrtable, Wagardha, Dhabyacos, Habargidir, Dir, Sheikhal. so many clans live there. Ahlu Sade Wal Jama doesnt discriminate.
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
The only stupid person in this thread is you ,spastic bitch
Kulahaa they took over galkacyo
Kulahaa they took over galkacyo

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
na heedhe, na maxa i caysay? raga ma ka xishootid? ya ku guursanaya hadaad ragga la tirsadatid
Aduunyooy
Aduunyooy
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
Waa runta ,inaa ku caayo ma eheen .Waa caayantahay alreadyCoolPoisons wrote:na heedhe, na maxa i caysay? raga ma ka xishootid? ya ku guursanaya hadaad ragga la tirsadatid
Aduunyooy

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
CoolPoisons wrote:waraa dumbasses. Galkayo's multi city.
Lelkase, Awrtable, Wagardha, Dhabyacos, Habargidir, Dir, Sheikhal. so many clans live there. Ahlu Sade Wal Jama doesnt discriminate.
North Galkacyo waa Majerteen,Leelkasse and Awrtable ,South Galkacyo Sacad .
Inta kalee waa a minority not worth mentioning ,'multi city 'my arse

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama takes over Galkayo
gemini cuqdad baa ku dhisay waana tii sheeganjirtay, Wagardha ayaa Rer Ayeyo ii ah, we all know who liberated Galkayo when dhabyacos were clapping their butt cheecks for USC
Major General Abdiasis Ali Bare, he still lives in Nairobi.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 18 Views
-
Last post by zingii
-
- 8 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 0 Replies
- 396 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 464 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 4 Replies
- 675 Views
-
Last post by Voltage
-
- 8 Replies
- 911 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 24 Replies
- 1754 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 6 Views
-
Last post by CoolPoisons