Puntland Road Police Sends A Strong Message To Public

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Puntland Road Police Sends A Strong Message To Public

Post by Osman-NZ »

Taliyaha Cidamadda Waddooyinka Gobolka Nugaal Oo Walaac ka muujiyey Dadka Baabruta Wadda Mar uu shir jara,id ku qabtay Garoowe>>>>


abdirahmaan Mohamed koronto
allidamaale.com-(xafiiska-Somalia-Garoowe) Isniin 06 Jul 2009


Garoowe-(Allidamaale):-Masuulyiinta Ciidamadda Wadooyinka Puntland ayaa muddooyinkii u danbeyey Waxay Wadden howlo ay ku xaqiijinayaan amaanka Wadooyinka iyo shilalka ka dhaca Waddoyinka Gaar ahaan Masuuliyiinta Ciidamada Waddooyinka Gobolka nugaal ayaa Soo bandhigay howlgalo Waxayna Walaac xoogan ka muujiyeen Dareewalada Wadda baabuurta ku Socda Magaalooyinka dhexdooda.

Taliyaha Ciidamada Waddooyinka Gobolka Nugaal Dhame ismaaciil xirsi shirwac(qamaal) ayaa Shir jaara'id uu ku qabtay xafiiskiisa Garoowe kaga Warbixiyey howlaha ay hayaan Ciidadamada Waddooyinka, Taliyaha Shirkiisan Shir jaara'id wuxuu kaga haldlay Waxayabo badan wuxuuna ku dheeraday arimaha Darawalada Baabuurta Wadda iyo shilalkii ka dhacay usbuucaan Gudihiisa Gobolka Nugaal.

Taliyaha Oo ka hadlayey dhinaca Wadidda baaburta ayaa Sheegay in ay jiraan Dad dhega'la, kuwo aan lugo lahayn iyo kuwo aan Waddida baabuurta Waxba ka aqoon.

Taliyaha aya Walaac Ka muujiyey Dadka noocaas ah Waxaana Taliyuhu ugu baaqay in Dadkaas ay ka digtoonadaan howlaaha ay ku jiraan Waxana uu sheegay Dadka dhegaha aan lahayn in aan Waxba loo sheegi karin.

Taliyuhu Sidda uu hadalka u dhigay Waxaana Taliyuhu sheegay in ay isku dhiban yihiin Ciidamada Taraafikada iyo Dadkaasi Marka ay Wadooyinka marayaana anay Waxba maqlayn.

Siddoo kale Taliyaha aya sheegay in Dadka lugaha aan lahayni ay ciladi ku imaan karto Taliyaha ayaa Si xoogan u dhaliilay Dadka aan baabuurta waddi aqoon, Waxaana uu sheegay Cilaadaas Owgeed in Bishii aynu Soo dhaafnay dhexdeeda uu dhacay Koob iyo Toban shil Oo dhiaabto Geystey.

"Wax baan ka qaban Doonaa haddi alle idmo Dadkaasna Waxaan ugu baaqayaa in ay iska ilaaliyaan dhibaatooyinka dhaca ee ay Geysanayaan baaburtu Waxaan Taliyihu sheegay in ay Wax ka qaban doonaan haddana ay Wax badan ka qabteen"

Maaha markii ugu horaysey ee Ciimada Waddoyinku ka war bixiyaan Wax qabadkooda Marka la dhex marayo Wadooyinka Wawayn ee Puntland Waxaad ku arkaysaa Ciidamada Taraafikadda Oo kala hagayaga baaburta iyadoo ay ku Soo bateen baaburto noockasta ay yihiin Gobolada Puntland
Source:http://allidamaale.com/July/wadooyinka.htm

Puntland Road chief has sent a strong message out to the public and said ppl who can not drive properly should stay off the roads. He said he and his department have been working hard to reform the road safety in puntland and last month 11 car accident occured. He says their has been an increas in vehicles of all kind on the road and therefore is looking at further ways to manage that. Puntland roads police stand on the main roads monitoring vehicles and making sure their driving properly but they encounted problems with disabled ppl and deaf ppl who don't listen when the police calls them out :lol:

Anyways he promised that he is going to further look at ways to make the roads safer for civilians.

That is not bad statistic 11 car crashes...in new zealand 400 car crashes occur yearly, and if u divide that into 12 months...that is around 33 car crashes a month in new zealand...u can verify here...http://www.car-accidents.com/country-ca ... crash.html

So realistically the statistics are getting better but it's better to have none i guess. If their looking at ways to fix the roads the traffic signs is excellent addition that their doing but their needs to be some sort of system in place to make sure who is qualified to drive and who isn't like a licensing system. And if ppl are caught driving without license they should be fined or something. Maybe that is huge endeavour...but it's not very hard keeping database of license numbers and names...u need big server which costs like $10 000 at most and thats top of the line...and u can have them do driving tests to prove their fit to drive...it's best to keep the ppl who cant drive off the road and ppl who can drive on the road plus with the traffic signs their putting up the roads will be alot more manageable..

But anyways the roads is huge area that has been waiting for reforms to fix..because important ppl are dying on there and thats when u know u have a problem.
We will cross our fingers and see what they come up with..
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”