Ethiopian govt, rebels both claim victory in clash
Monday, July 06, 2009
ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) - The Ethiopian government and a rebel group have both claimed victory after weekend clashes in the east of the country.
There was no way to verify either side's claims because of severe restrictions on reporting from the region.
Ethiopian Communications Minister Bereket Simon said Monday the government captured 60 men trying to cross the border with war-ravaged Somalia in two clashes.
The Ogaden National Liberation Front says it killed 90 government troops and injured 100 others.
The rebels have been fighting for over a decade for greater autonomy for eastern Ethiopia, which is ethnically Somali. The government accuses the rebels of being terrorists funded by its archenemy Eritrea.
Both sides agreed a local government-allied militia was involved in the weekend fighting.
Source: AP, July 06, 2009
Ethiopian govt, rebels both claim victory in clash
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Ethiopian govt, rebels both claim victory in clash
Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogadeniya CWXO
Rugta Hawlgalinta Ciidanka
Warmurtiyeed ciidan (Military Communique)
Hawlgalo Qorshaysan oo ay qaadeen Qaybaha Gorgor, Duufaan iyo Danab ee Ciiddanka Waddaniga Xoreynta Ogadenia Sadexdii Maalmood ee ugu horeeyey bishan Luulyo kuwaas oo ka dhacay Agagga Qolaji oo u dhaxaysa Jigjiga iyo Baalbili kana tirsan gobolka Jigjiga, Mudulka oo u dherxeeya Dhagaxbuur iyo Dhagaxmadow kana tirsan Gobolka Jarar, Deegaanka u dhaxeeya, Farmadaw, Gabagabo-Toonceeley-MadaxMaroodi oo ku aadan Bariga Magaalada Qabridahare kana tirsan gobolka Qoraxay, ayaa khasaare culus loogu gaysatay Ciimada Cadawga Wayanaha. halkaas oo lagaga dilay 90Askari inkabadn 100 askarina lagaga dhaawacay, sidookale waxaa laga gubay gaadiid ciidan 6 ah iyada oo laga furtay 67 qori oo ay ku jiraan sadex boobo culus ah, Khasaaraha cadawga waxaa ka mid saraakiil ciidan iyo madax ku sheeg kamid ah waxa cadawgu ugu yeedho booliska gaarka ah oo u xilsaaran ciqaabida shacabka ogadenia ee dulman, Dagaaladan oo mudo sadax beri ah socday ayaa CWXO sheegeen inuu weli socdo una fiday gobolka Doolo.
Waxay CWXO ku guda jiraan uruurinta firxadka cadawga oo aad u kala fiigay, waxuuna hawlgalkani uu qayb ka yahay hawlgalo culus oo ciidanka waddaniga xoreynta Ogadenia ku doonayo in laga sifeeyao fadhiisimada cadawga ee Ogadenia ku leeyahay iyo dhaqdhaqaaqiisa ku wajahan gumaadida shacabka aan waxba galbsan ee beryahan soo kordhaya.
Guusha shacbiga Ogadeniya leh ee xaq u dirirka ah.
CWXO - Rugta Hawlgalinta ciidanka (Operations Command Center ONLA)

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 943 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 2 Replies
- 580 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 1 Replies
- 631 Views
-
Last post by Nalayeahmed
-
- 3 Replies
- 473 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 590 Views
-
Last post by Qashin
-
- 2 Replies
- 540 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 312 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 9465 Views
-
Last post by Munique05
-
- 29 Replies
- 1263 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by hanqadh