Page 1 of 1

Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Tue Jul 07, 2009 1:08 am
by CoolPoisons
iidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta Howlo Bur burin ah ka bilaabay Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.



Howlgalkani maalintii labaad ka soconaya gudaha Magaalada C/waaq gaar ahaan suuqa Jubba ayaa waxaa ka qeybqaadanay cutubyo katirsan Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca ee ka arimaya degmada C/waaq ee deegaano katirsan bartamaha dalka Soomaaliya .



Howlgalkan oo maalintii shalay ay ka bilaabeen gudaha iyo hareeraha suuqaasi ayaa waxaa la arkayay dhismayaal farabadan oo wadadii xiray iyo sidoo kale guryo si sharci daro ah looga dhisay wadooyinkii muhimka u ahaa maritaanka iyo adeegsiga dadweynaha ka adeeganaya suuqaasi.



Waxaana qaar ka mid ah Ciidamada Saraakiisha hor boodeysa oo la hadlay saxaafada ay xaqiijiyeen in ay xireen dhowr qof oo ka biyo diiday Awaamiirta ka soo baxaaysa Ciidamada iyo furitaanka wadada ,iyagoo dadkaasi la tuhunsanyahay in ay ka dhago adeegeen dhismayaal layiri saara oo ka dhisnaa wadada iyo meelo muhim u ahaa adeegsiga suuqaasi .



Suuqa weyn ee Jubba oo dhisan inka badan 30-sano oo ay ka adeegtaan dad weynaha kala duwan qaarkoodna ay kaga soo adeegtagan deegaano ka baxsan degmada C/waaq ayaa howlahan furitaanka wadooyinka soo dhaweeyay qeybaha kal duwan ee bulshada ,waana talaabadii ugu horeysay oo Ciidamada Maamulka Ahlusuna ee ka arimiya degmada C/waaq ay ka bilaabaan suuqaasi.



Waxaa waqtiyadii ugu danbaysay ay wadeen howlgalo wadooyinka ay ku furayaan jidadka xirmay ee ku yaala gudaha C/waaq,laakiin howlgalka ka bilowday suuqa ayaa waxaa uu yahay mid ka duwan kuwii hore.



Suuqa oo ay ka dhisanyihiin Dhismayaal aad u fara Badan kuwaasi oo jaray Adeegsigii dadka iyo wadooyinkii Waa weynaa ee ay gaadiidku isticmaali jireen ayaa waxaa uu noqonayaa talaabadii ugu balaarnayd ee ay qaadaan tan iyo intii la aas aasay Maamulka Ahlu Sunna ee Bartamaha Soomaaliye.

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Wed Jul 08, 2009 11:26 am
by Somaliman50
Coolpoison, why do you call it "Ahlu Sade wal Jama"? :lol:

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Wed Jul 08, 2009 3:06 pm
by CoolPoisons
^^ It was started by us. havent U seen Amir Arts picture of "Ahlu Sade Wal Jama"

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Wed Jul 08, 2009 6:33 pm
by Somaliman50
Coolpoison, this is what they are,

Image

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 12:59 am
by CoolPoisons
No, this is what they are

Image

Image

Image

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 8:09 am
by Somaliman50
Fierce :up:

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 11:18 am
by Voltage
Abakar, "Marehan" did not start Ahlu Sunnah nor did any particular group. If you remember there was a time Barre came back to Baardheere and he said on the radio "I came in the name of Ahlu Sunnah" (Ahlu Sunnah was already fighting in Galgaduud with some successes) and so Amin Amir made a cartoon of Barre satirizing that comment by changing Barre's words to Ahlu Sade wal Jamah, basically Barre came in the name of Sade and not Ahlu Sunnah. Iska cafi Cool, he doesn't understand the harmless satirical concept.

Even though a lot of Marehan up there are part of Ahlu Sunnah, it is an integrated organization across all clans and no clan has any more connection to it than others.

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 12:35 pm
by CoolPoisons
Voltage wrote:Abakar, "Marehan" did not start Ahlu Sunnah nor did any particular group. If you remember there was a time Barre came back to Baardheere and he said on the radio "I came in the name of Ahlu Sunnah" (Ahlu Sunnah was already fighting in Galgaduud with some successes) and so Amin Amir made a cartoon of Barre satirizing that comment by changing Barre's words to Ahlu Sade wal Jamah, basically Barre came in the name of Sade and not Ahlu Sunnah. Iska cafi Cool, he doesn't understand the harmless satirical concept.

Even though a lot of Marehan up there are part of Ahlu Sunnah, it is an integrated organization across all clans and no clan has any more connection to it than others.
^^ says the loser who vacationed in Kenya and Fufuland when he said he's gonna go to Somalia. Voltage, wala ehel wala qaraabo, wax aad ku leedahay Somalia ma jiro and now U want to talk about me about what happens in Abudwaq.

Waxaan la yaabay, waa kii hore sheegay, I don't have any family in Somalia. Then how the fock can U talk about shiid that U dont know shiid about? War wuxuu maangaabsana.

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 3:23 pm
by Voltage
What does that have to do with the fact you are misusing Amin Amir's satire?

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 4:34 pm
by snoop12
i know for sure Marexans in Hawd, Galgaduud and Mudug are big time Suufis, my peoples tell me Ahlu sunna is Rer Cabudwaaq and the leader of the group is Qaraabo :up: :lol:

the group has become well organised and it is no more the Ceyr warlord and his Rer Siyad foot soldiers :lol:

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 5:18 pm
by Somaliman50
Voltage, your against them, right?

Re: Ahlu Sade Wal Jama clear the big roads in Abudwaq

Posted: Thu Jul 09, 2009 5:22 pm
by Voltage
I am not for or against any of these retarded groups. So far Ahlu Sunnah seems to be doing great stuff for the people under their control so I have no reason to oppose their action.