Source:http://www.allidamaale.com/July/Xiisada_Gaalkacyo.htm
Puntland oo indhaha ku heysa isbadalka siyaasadeed iyo dhaqdhaqaaq amaan xumo oo ka jirta koonfurta gaalkacyo>>>>
Allidamaale Gaalkacyo
Isniin 06 Jul 2009
Gaalkacay-(Allidamaale):- Wararka ka imaanaya koonfurta gaalkacyo ayaa tan iyo shaley sheegayey in amaanku sii xumaanayo,halkaasoo qolyihii heystey ay awoodii kala wareegeen xoogag islaamiyiin ah,maamulkii dhowaan loo doorteyna awooda ka fara maroojiyey,hadaba xiisada oo kacsan ayaa laga baqayaa in dagaal ka dhaco taasi oo keentey in ciidamada amaanka puntland iyo kuwa sirdoonkuba ay indhaha ku hayaan xiisada.
Warar waxaa jira sheegaya in xoogaga hada la wareegey koonfurta gaalkacyo ay xiriir fiican la leeyihiin xoogaga xamar isku haya.nin u hadley sirdoon ka puntland oo magaciisa ka gaabsadey in la sheego ayaa noo sheegey in xaaladu aysan ahey mid saas u sii weyn inkastoo dhinaca koonfurtu ay aad u degan tahey hadana hadii dagaal ka dhaco dabcan wey na saameyneysaa buu yiri waayo koonfurta gaalkacyo waxey qeyb ka tahey puntland mana doonayno in shacabka magaalada qaybtuu rabo ha daganaadee lagu dul dagaalamo.
Waxaan aad u wada shaqeynaaya odayaasha iyo ciidamada bileyska koonfurta gaalkacyo,si hadaad u fiirisidna shacabka gaalkacyo waxaa ka dhexeeya wada noolaasho fiican xiligaan la joogo,waxaad dareemi kartaa in koonfurta gaalkacyo ay san dooneyn in waxa xamar ka socda ay lug ku soo yeeshaan.wxaaan diyaar u nahey inaan sugno amaankooda hadey odayaashu naga soo codsadaan ayuu hadalkiisii ku soo gabaabeeyey
Ok i saw this news the other day on somali-weyn and i was waiting for confirmation from my trusted sources and it has been confirmed by my trusted media also. Puntland is preparing for war in south-galkacyo because the administration of galmudug has been taken over by islamist ahlul sunnah wal jama'ah.
That explains why big contigent of puntland forces was sent to galkacyo the other day, they said they were going to galkacyo to do security checks on the city, but news is now saying that puntland administration doesn't want trouble to start and is waiting for confirmation from clan-elders of south galkacyo if they need a hand in order to defeat ahlul sunnah wal jama'ah. The clan-elders of south galkacyo have said they don't want to see city become like hamar, however puntland will continue to wait for green light to go to war with ahlul sunnah and take back south galkacyo for galmudug administration or to let the ahlul sunnah wal jama'ah operate.
It all comes down to the clan-elders of south galkacyo if they want puntland help, puntland has offered to help defeat the ahlul sunnah wal jama'ah. So it's looking quite shaky right now in that city, with alot of tension.
I think puntland has made the right choice by letting the clan-elders of south galkacyo decide if they want this ahlul sunnah group there or not, rather then just attacking ahlul sunnah. But not only that i am fairly certain that ahlul sunnah and puntland can work out agreements also but it depends that they don't cross that green zone.
That is why i respect the galmudug administration and clan-elders these ppl gave us their word in 93 when they signed the ceasefire and ever since it's been good cooperation between the ppl, we can't sit by and watch that ceasefire be destroyed by an islamist group. Anyways the choice is up to puntland let the clan elders decide what they want but if they do decide on keeping ahlul sunnah then puntland must also let the clan-elders know that ahlul sunnah must not break the peace-treaty of 93 and respect its conditions.
I hope their is no fighting, because ahlul sunnah are not extremists their sufis and peaceful. As long as u dont bother them, they wont bother u...so puntland i am fairly certain can work with ahlul sunnah if ahlul sunnah is chosen by the clan-elders of the south. But i prefer Puntland works with galmudug to be honest.
But we will wait and see and see the developments of this, i also heard this on the bbc today regarding galkacyo and puntland. There is has been alot of movement from puntland unseen in that area for a long time. Is that good news? i dont know but its worrying..