Somali girl killed !!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Somali girl killed !!!

Post by Harti55 »

Onkod News, Coventry: Warar goordhoweyd soo gaaray Shabakadda Onkod News ayaa sheegaya in Saaka magaaladda Coventry ee Dalkan Britain lagu dilay Gabar Soomaaliyeed oo haysata dhalashada dalkaasi Denmark isla markaana ku noolayd Magaaladaasi. gabadhan ayaa la sheegay in ay xiligaasi shaqo u socotay isla markaana Policeku ay baarayaan sababta loo dilay iyo cidda ka danbaysay.

Gabadhaasi wali lama hayo magaceeda oo sadexan, waxaana ay jirtay 19 sano jira.

Gabadhaasi ayaa wararku waxay sheegayaan in dhowr nin oo aan la ogayn waxa ay yihiin isla markaana waxaan la garanayn sababta loo dilay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gabadhaasi ay Bank lacag kala baxaysay 7.00 am ee Saaka. warar kale ayaa iyana sheegaya in laga yaabo in loo dilay sababo kale hase yeeshee wali Baaritaanku ma cadayn cidda ka danbaysay dilka iyo sababta loo dilay.

Coventry oo ay ku noolyihiin soomaali aan sidaasi u sii badnayn ayaa si weyn uga naxay geerida gabadhaasi saaka lagu dilay Coventry.
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: Somali girl killed !!!

Post by Ka darag »

ILAHI HA UU NAXARISTO.
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Re: Somali girl killed !!!

Post by Harti55 »

according to the news she was love !
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: Somali girl killed !!!

Post by Ka darag »

Harti55 wrote:according to the news she was love !
DUDE WTF...WER IS UR SOURCE??
ONKOD NEWS WTF :lol:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Somali girl killed !!!

Post by surrender »

inaalilaahi wainaa ilayhi raajucuun. ilaahay haunaxariisto.

btw never take money out at early morning. esp. on your own.
:down:


:som:
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: Somali girl killed !!!

Post by Ka darag »

surrender wrote:inaalilaahi wainaa ilayhi raajucuun. ilaahay haunaxariisto.

btw never take money out at early morning. esp. on your own.
:down:


:som:
I NEARLY GOT ROBBED ONCE WALAHI :shock: :shock: :shock:

WHEN I WAS TAKING MONEY OUT :shock: :shock: :shock:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Somali girl killed !!!

Post by surrender »

bisinkia! how&what happened?


:som:
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: Somali girl killed !!!

Post by Ka darag »

surrender wrote:bisinkia! how&what happened?


:som:
LONG STORY BUT LETS JUS SAY I DIDNT PUT AWAY THE MONEY QUICKLY WEN I WITHDREW IT :roll: :roll:
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Re: Somali girl killed !!!

Post by Harti55 »

:down: :down:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Somali girl killed !!!

Post by HELWAA »

Waqtigeedi ba dhamaaday..ilaahy ha oo naxariisto.
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Re: Somali girl killed !!!

Post by Harti55 »

Allah bless her soul
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somali girl killed !!!

Post by Executive »

This happened back in 2006 :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”