Sheekhu waxuu safar xajka ah u aaday dalka Sacuudiga si uu u soo guto waajibaadka xajka isagoo sii maray wadanka Yemen ayaa ugu dabeeyntii waxuu safar dhulka ah oo dheer dabadeed gaaray magaaladaii maka ee barakeeysneeyd hase ahaatee sida ku cad taariiqda Xaaji Cali Majeerteen waxuu ilaaladii Masjidka barakeeysan kala kulmay Cunsurinimo iyagoo u diiday inuu galo Masjidka amar la aan.
Xaaji cali majeerteen markaas ayuu warqad ku qorneeyd afka carabiga oo weliba gabay ahayd waxuu u qoray boqorkii sacuudiga ka talinjiray markuu boqorkii arkay warqadii ayuu canaantay waardiyayaashii xaramka kuna amray ineey sii daayaan Xaajiga markuu xajkiisa dhameeystayna waxuu boqorka codsaday inuu xaaji Cali la kulmo.
Markii Xaaji CaliMajeerteen iyo boqorkii ay kulmeen ayuu boqorkii weeydiiyay Meesha uu xaajiga ka yimi iyo weliba waxa uu yahay Xaaji Cali waxuu ku jawaabay gabay carabi ah oo abtirsiinyo loo bixiyay markii dabana uu xaajiga af Soomali u badalay waxuuna ahaa gabaygii oo Soomaali ah
Baha baha hadday tahay bahda Haajiraan ahay
Binu Cuqayl biyaha Jeberti nin ka beermay baan ahay
Daarood bartiisiyo beerkiyo laftaan ahay
Dadku baari kala roone baafane Hartaan ahay
Majeerteenka sida buurta u ballaartay baan ahay
Cumarkaas(Reer Cumar) burhaantiis bogga loo geshaan ahay
Boqorku waa Jibraahiile anna baashigaan ahay.
Intaas ka dib ayuu boqorkii waxuu la yaabay sida uu Xaaji Cali Majeerteen carabiga iyo suugaanta uu u yaqaanay waxuuna boqorka siiyay Xaaji Cali dhul weyn oo uu dego.
Mj and the saudi king
Moderator: Moderators
Re: Mj and the saudi king
Ninka Mj markuu reer binu hasim la joogo sidaa buu u aftirsadaa, macdahaAllah somali aan jirin ee waxba aan ahayn.
People who didnt even exist in the somalian map baa maanta kuleh MJ baanu u aftirin cajiib.
Your awowe were british proberty or italy proberty...Markaasad rabtaa nin magaciisa mabka somalia ku qornaa inaad isku dheerarisid.
People who didnt even exist in the somalian map baa maanta kuleh MJ baanu u aftirin cajiib.
Your awowe were british proberty or italy proberty...Markaasad rabtaa nin magaciisa mabka somalia ku qornaa inaad isku dheerarisid.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1629 Views
-
Last post by military-mind
-
- 7 Replies
- 676 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 0 Replies
- 646 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 33 Replies
- 1596 Views
-
Last post by dawwa9
-
- 75 Replies
- 5855 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 7 Replies
- 1191 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 518 Views
-
Last post by Basra-
-
- 2 Replies
- 1130 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 3 Replies
- 546 Views
-
Last post by Adanna
-
- 15 Replies
- 947 Views
-
Last post by MidriGeez