Sheik Umal On Shabab

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Sheik Umal On Shabab

Post by zingii »

Posted by Ohio
Friday, July 10 @ 13:53:05 EDT


Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culumaa u diinka Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ee ku nool dalka Kenya ayaa ka hadlay xaaladda dalka Somalia hadda uu marayo iyo marxaladaha isbadbadalka badan ee dalka uu ku jiro.

Isagoo ka hadlayey Masaajidka weyn ee ku yaalla 6 street ee bartamaha xaafadda Islii ee magaalada Nairobi Salaadii Jimcaha ee maanta ayuu Sheekh Maxamed Cabdi Umal sheegay in kooxaha ku dagaalamayo Somalia, gaar ahaan kuwa Islaamiyiinta ah ay ku mashquulsan yihiin arrimo yar oo aan loo baahneyn in xilligan laga fekirayo, isagoo intaas ku daray in la baneystay sida uu yiri dhiigga qofka muslimka ah.
Image


''Waxaa lagu mashquulsan yahay gabar Xijaab loo saarayo oo la leeyahay cawradaada asturo iyo dad la leeyahay waxaas sameeya, dhammaan waxaas oo dhan wax ka weyn ayaa meesha yaalla oo ah in dalkii uu burbursan yahay, war yaa kuu dirsaday in dadka aad adigu wax farto, adiga is xisaabi naftaada, marka hore, khiyaamaha adiga ayuu Alle kula xisaabatamayaa'', ayuu yiri Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhanka kale ka digay in si khalad ah loo daadiyo dhiig qofka muslim ah oo aan dambi galin.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ah wadaad si weyn diinta u yaqaana oo Nairobi degan ayaa kamid ahaa culumadii horaantii sanadkan magaalada Muqdisho u tagay si ay u dhex-dhexaadiyaan dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda.


Cabdicasiis Saadaam
Nairobi.
User avatar
STOP!
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4702
Joined: Thu Mar 29, 2007 8:57 am
Location: Ugaas Town

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by STOP! »

war yaa kuu dirsaday in dadka aad adigu wax farto, adiga is xisaabi naftaada, marka hore

BADMAN...BRAAAP BRAAAP GUN SHOT!.....NAAAH THATS REAL TALK!!!



:mrgreen:
Shirwac_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 523
Joined: Tue Jun 23, 2009 4:22 pm

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Shirwac_1 »

zingii wrote:''Waxaa lagu mashquulsan yahay gabar Xijaab loo saarayo oo la leeyahay cawradaada asturo iyo dad la leeyahay waxaas sameeya, dhammaan waxaas oo dhan wax ka weyn ayaa meesha yaalla oo ah in dalkii uu burbursan yahay, war yaa kuu dirsaday in dadka aad adigu wax farto, adiga is xisaabi naftaada, marka hore, khiyaamaha adiga ayuu Alle kula xisaabatamayaa''
Well said!
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by zingii »

Sheik Umal for president. :up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Murax »

He realized these Guys were a monster, but too late.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Twisted_Logic »

Murax wrote:He realized these Guys were a monster, but too late.
It is never too late. People make mistakes, and if they sincerely repent and correct their mistakes, we should encourage them. Kudos to the shiekh
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Goljano Lion »

Twisted_Logic wrote:
Murax wrote:He realized these Guys were a monster, but too late.
It is never too late. People make mistakes, and if they sincerely repent and correct their mistakes, we should encourage them. Kudos to the shiekh
so now hawiyee run out of real politicians miyaa, sheikhs should stay out of politics sxb kuwii horee wax gubey
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Twisted_Logic »

Goljano Lion wrote:
Twisted_Logic wrote:
Murax wrote:He realized these Guys were a monster, but too late.
It is never too late. People make mistakes, and if they sincerely repent and correct their mistakes, we should encourage them. Kudos to the shiekh
so now hawiyee run out of real politicians miyaa, sheikhs should stay out of politics sxb kuwii horee wax gubey
The shiekh has nothing to do with Hawiye. I was commenting on the idea of a person making a mistake and correcting themselves.

But I agree with you, religion and politics are bad mix
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Goljano Lion »

my bad Baron Hutu :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by zingii »

This is what made the sheik speak because things are getting worser by the minute.
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka27707
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Twisted_Logic »

Goljano Lion wrote:my bad Baron Hutu :lol:
No problem, my khat-addicted irir brother :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Goljano Lion »

Twisted_Logic wrote:
Goljano Lion wrote:my bad Baron Hutu :lol:
No problem, my khat-addicted irir brother :up:
what makes you think i chew qaad horta?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Babygirl- »

:up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Murax »

Twisted_Logic wrote:
Goljano Lion wrote:my bad Baron Hutu :lol:
No problem, my khat-addicted irir brother :up:
Irirnimo :lol: :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sheik Umal On Shabab

Post by Goljano Lion »

Murax wrote:
Twisted_Logic wrote:
Goljano Lion wrote:my bad Baron Hutu :lol:
No problem, my khat-addicted irir brother :up:
Irirnimo :lol: :up:

:lol: :lol: :lol: :lol: viva la force irirnimo phoking homeless jebertis
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”