Bossaso Meeting: Stop The Tahrib Campaign on IDPS.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Bossaso Meeting: Stop The Tahrib Campaign on IDPS.

Post by Osman-NZ »


Image

BOSSASO:Kulan looga arinsanayey joojinta tahriibka oo maanta ka dhacay Boosaaso:
Monday, July 6, 2009

Kulan looga arinsanayey joojinta tahriibka oo maanta ka dhacay Boosaaso: (AllQandala Network) Kulan balaaran oo looga hadlayey sidii loo joojinlahaa tahriibka ayaa maanta ka dhacay xarunta maamulka gobalka bari ee Magaalada Boosaaso.

Kulankaan waxaa soo agaasimay Ururka Taakulo oo ka jira Boosaaso asagoo gacan ka helaya Hay,adda qaxootiga aduunka ee UNHCR waxaana kasoo qabgalay madax farabadan oo ka tirsan maamulka Puntland gaar ahaana Gudoomiyaha gobalka bari Muuse geelle yuusuf iyo madax kalaba.

Gudoomiyaha gobalka bari oo halkaasi ka hadlay wuxuu sheegay in muskilada tahriibku tahay wax in badan soo taxnayd tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladii soomaaliya haatana ay tahay mida ugu daran maadaama dagaalo qaraari ka soconayaan caasimadii soomaaliya ee Muqdisho islamarkaana dad aad ufarabadan ay dirirtaasi kasoo carareen haatana joogaan deegaanada puntland wuxuuna sheegay in dhamaan looga baahanyahay dadka puntland inay horjoogsadaan sidii dadkaasi aysan ugu dhamaan lahayn badda maadaama ay yihiin dad soomaaliyeed oo dhibaato haysato.

Waxaa sidoo kalle kulankaasi ka hadlay Barkhad cali saalax oo xilal badan kasoo qabtay maamuladii hore ee puntland kana mida waxgaradka puntland wuxuuna hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyey ku sheegay in ay diyaar uyihiin dadka reer puntalnd inay ugurmadaan walaalahooda qaxootigaa balse aysan ka yeelidoonin inay badda isku biimeeyaan wuxuuna intaasi ku daray in horay dhul loogu deeqay dadkaasi xaaladoodana ay ka warqabeen haatana la socdaan.

Dhamaan madaxdii halkaasi ka hadashay ayaa ayaa isla gartay sida ay lagama maar amaan utahay in la joojiyo tahriibka islamarkaana ciidamada booliiska lagu gacansiiyo sidii ay uga hortagi lahaayeen tahriibkaasi ayadoo la baaridoono guryaha ay dadkaasi geeyaana dadka wax tahriibiya.

Kulankaan ayaa kusoo beegmaya ayadoo maamulka degmada xaafuuna dhawaan sheegay inay deegaanka Hurdiya joogaan qaxooti soomaaliyeed oo tiradoodu gaarayso 430 kuwaasoo uu sheegay maamulku inaysan uhayn dhaqaale loogu gurmado ayagoo ka codsadayna maamulka Puntland iyo Hay,addaha samafalka inay dadkaasi usoo gurmadaan si xaaladooda wax looga qabto.
AllQandala Network. Office Bossaso.
Source:http://www.allqandala.com/news_detail.php?nid=535

It is about time they held conference in Bossaso regarding this tahrib crap. They are now preparing that start raiding the tahrib houses in Bossaso who hold their potential passengers in those homes preparing them for the dangerous voyage. These ppl are "idps" not puntlanders...Even when they dhalinta puntland waxaa laga wada dadka puntland u dhashtey oo kaso qaxay hamar in the early 90s. Infact u can read this article also about them.

http://allidamaale.com/July/warka1538.htm

So don't be fooled by dhalinta meaning hartis. It means idp's who fled to puntland in the early 90s and had children there who became adults today. Taas ayaa laga wada. Anyways Regardless these ppl are somalis no matter what, and i personally don't like seeing it happen in our land it gives puntland a bad image. That stuff why don't they tahrib from hamar or berbera and come and ruin our image in puntland.

It's quite unfair Puntland image is being stained by these fleeing idp ppl they have children in puntland, who grow up and are considered "dhalinta puntland" and are being real trouble-makers like chewing khat, smoking alot, sleeping outside, and doing all those anti-social stuff.

Anyways good on the Bossaso team setting up this conference to start tackling this issue of tahribs even though it has nothing to do with us, however it is occuring on our land. :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Bossaso Meeting: Stop The Tahrib Campaign on IDPS.

Post by Goljano Lion »

Dhabyacos are ignorant and proud of it. I'm not trying to knock poor dhabayacos, but dhabayacos take pride in being fusuq clan, fataalin, faan badan iyo faatadhug I think this sums it up the phoking lowlife dhabaycos :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”