Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by Osman-NZ »

Golahan oo ay aasaaseen aqoon yahano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolada sool sanaag iyo cayn kasoo dhismihiisa la wadey mudo ku dhow sanad kana soo bilowday deegaanada tukaraq ayaa ku dhamaystirmay deegaanka buuhodle oo galabta si rasmi ah loogaga dhawaaqay

munaasabad balaadhan oo lagu qabtay guriga fadhiga u ah golaha cusub ayaa ugu horeyn waxaa furitaankii xafladan lagu soo dhoweeyey gudoomiyaha golaha cusub Buraale Yuusf Weris oo faah faahin dheer ka bixiyey ujeedooyinka loo aasasay iyo qaab dhismeedkii shuruucda golaha islamarkaana shaaca ka qaday xilalkii xubnha gudiga fulinta kmg ah mudo afar bilood ah oo golaha lagu soo qabya tirayo

munaasabadan oo ay kasoo qayb galeen inta badan qaybaha kala duwan ee bulshada sida siyaasiyiin cuqaal ururo dhalinyaro, iyo kuwo haweenba kuwaasoo aad u soo dhoweeyey golahan cusub iyagoo ku booriyey in uu goluhu ka dhabeeyo balan qaaadka iyo hadafka loo aasaasay isla markaana noqdo mid ay ka dhursgto bulshadan mudada dheer sakasha ku jirtey,

Gudoomiyaha golahan cusub buraale yuusuf weris oo khudbad dheer ka jeediyey munaasabada ayaa sharaxaad dheer ka bxiiyey marxadladaha loosoo maray hirgelinta golahan cusub iyagoo ay xubnaha golahani isku xusheen hab mabda oo ku dhisan miisan bulsheed islamar ahaantaana ay yihiin kuwo karti u leh damaanad qaadka masiirka umada iyo deegaankaba

Gudoomiyaha oo ka hadlaya hadafka golaha ayaa shaaciyey in ujeedada koobaad ee golahan loo aasaasay tahay dib u soocelinta deegaamada ssc ee ay xad gudubka ku joogaan mamulka gobolada waqooyi ee iyagu isku magacabay Somaliland

Gudoomiyaha Golahan ayaa ugu baaqay mamaulka isku magaacabay Somaliland in ay iskaga baxanaan deegaamada ay xad gudubka ku joogaan mudo 20 beri ah oo ka bilaabata manta oo bsihu tahay 7/9/2009 hadii ay mudadaas kaga bixi waayaana wixii ka yimaada ay masuuliyadeeda qaadi doonaa bulshada damaaci doonka ku yimid deegaamada ssc isla markaana ugu baaqay mujtamaca ssc in ay labaatan kaas beri ee lasiiyey mamulka hargeysa kaga diyaar garoobaan meelaha ay ka taliyaan iyo dhexmaristoodaba isagoo carabka ku dhuftay in bulshadaasu xasuuusato dhibaatooyinka ay lee yihiin barakac iyo wax yaalihii shacabka Somaliyeed is khilaafka qabiil, ka soo mareen

Ugu danbayntii gudoomiyaha golahan cusub ayaa u mahad celiyey dhamaan bulshada ssc iyo aasaasayaashii golahan islamarkaana, raali gelin uga diray dad yowgii dedaalka dheer u soo maray dib u soo celinta deegaamada mudada dheer ee aysan waxba qabsoomin sababkasta ha keentee sheegayna in golahani la imaan doono barnamijyo cusub oo mudo gaaban dib loogu soo celinayo deegaamada la haysto dhamaana mujtamaca jebertiyiintana la rabo in ay ka qaataan door kooda

Sidoo kale gudoomiyaha golaha midnimada iyo samata bixinta umada iyo deegaamada jebertiyiinya buraale yuusuf weris ayaa ujeedyey mahad celin balaadhan urur weynaha NSUM oo ah urur kii ugu horeeyey ee u aasaasma danaha mujtamaca ssc sheegayna in golahan cusubi yahay mid la mataansan isku hadafna ay yihiin ayna kawada shaqayn doonaan meel kasta oo danaha mujtamacoodu kujiro gudo iyo dibadba iyadoo ay goob joog ka ahaayeen munaasibada galabta wakiilada ururu weynaha SNUM qaar ka mid ah

Dhinaca kale waxaa munaasibadaaasi ka hadlay wakiilka Urur weynaha NSUM ee gobolka cayn Yuusuf Suusle isaoo sheegay in uu golahan cusub aad u soo dhoweynayo isaga iyo urur weynaha NSUM ba islamarkaana uu yahay garab ka mid ah garbihiisa

Yusuuf suusle oo ku hadlaya urur weynaha NSUM ayaa sheegay in uu soo dhoweynayo ururkan cusub islamrkaana uu yahay kii ay uga baahnayeen gudaha

" aniga oo ku hadlaya magaca urur weynaha NSUM ahna wakiilkii ujoogey buuhodle waxaan aad usoo dhoweynayaa ururkan" cusub oo aanu u aragno garabkii aanu uga baahnayn gudaha? ayuu yidhi yuusuf suusle

sidoo kale yuusf suusle ayaa sheegay in labadan urur ay isku hadaf yihiin islamarkaana aysan jriin wax ay kukal duwan yihiin isagoo xusay magacyada ururadu in aysan dhib lahayn labada magac balse ay ka midaysan yhiiin hadafka iyo ujeedooyinka golaha

"Magacu wax dhib ah oo uu keenaya majiro laba wiil oo mataano ah ayaa midba magac loo bixiyaa mar hadii dadku meel wada yahay shaqada u talaana isku mid tahay magacu wax dhib ah uu keenaya majiro" ayuu yiri yuusuf suusle uu sii wata hadalkiisa

si kastaba ha ahaatee iskaa shiga labadan urur ayaa u muuqda mid uu ka dhalan karo wax qabad deg deg ah oo ay aad ugu jeelan yihiin bulshada ssc

Khadar Cawil Ismaaciil
Buuhoodle
Source:http://qardho.net/news.php?readmore=163

Thats how u do it. We are monitoring ssc political parties closely and forming an alliance to gain local support again. Ssc political party has given somafiland 20 days to exit occupied territories or whatever occurs will be on their shoulders...So much for sool ppl supporting sland huh? :mrgreen:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by gemini07 »

It's Darwiishland ,they have decided to have nothing to do with Puntland .

You might aswell post another article instead of this one. :up:
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by Osman-NZ »

The ssc ppl waxay raban mar ssc, mar kale sland, iyo mar kale pland...f-king confusing mess. But as long as their darod i am sticking up for them against hawiyes and isaaq.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by gemini07 »

Dadkaan waa dad walaalaheena ah oo xor ah ,they certainly don't need to be defended from Hawiye or Isaaq.

We should respect their decision to stand alone ,it's time to recognise Darwiishland.
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by Osman-NZ »

Most definitely i would prefer them be in darwish-land then somafiland.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by Keyse_0208 »

its obvious that these people are xoolo :lol: , and u know xoolo need to be lead... if they cant lead themselfes and make up their mind, then they shall be Prisoners in their own land
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by gemini07 »

Keyse_0208 wrote:its obvious that these people are xoolo :lol: , and u know xoolo need to be lead... if they cant lead themselfes and make up their mind, then they shall be Prisoners in their own land
Victim-Lander :arrow:
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Ssc Party Enters Buhoodle.Sland Given 20 Days To Leave

Post by Osman-NZ »

gemini u should read the garbage their media shouts outs to them...i proven it to lie more then 1 time...lol...infact when garowe online said sland samaroon clan imported weapons from zeila port and took it to boraama a couple of weeks ago these motherfuckers were saying "thats dhabayaco site" and its hate site and all this snm bullshit...manta bbc said 5 dead already in gabiley and borama region between samaroon and habar awals and the fighting is renewed again.

Garowe online is one of the best reporting websites out of somalis, they dont put many articles there daily, but when they do u know its factual.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”