Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Sheik Yusuf Indocaade karbashes the Al Qaeda in North Mogadishu for the 2nd day. More Al Qaeda fighters were slaughtered and many more are wounded.
The Islamic Government's response to the Al Qaeda Chief Zubeyr's ultimatum has been a resounding karbash. The Islamic government will pursue him and his ilk to the ends of Somalia
Down with Al Qaeda
Long Live the Amiir Sheik Sharif Sheik Ahmed & the Islamic Government of Somalia
Last edited by AbdiWahab252 on Sun Jul 12, 2009 12:19 pm, edited 1 time in total.
Meeydadka dagaalyahanadda Khawaarijta ee xiran dharka ay ku caan yihiin ayaa tuban wadooyinka Waqooyiga Mogadishu gaar ahaan Degmadda Kaaraan.
Weriyeyaal gaari ku dhexmaray xaafadaha Kaaraan ilaa Isbitaalka Keysaneey ayaa sheegay in muuqaalka Meeydadka Khawaarijta la moodo meel uu ka dhacay Xasuuq.
" Qalbigeena ayaa xamili waayay inaan daawano meeydadka kooxda Shabaab,wadooyinka oo dhan ayey tuban yihiin,Kaaraan waxaa la moodaa degaan uu ka dhacay xasuuq,lama yaqaano Ciidamadda dowladda hubka ay u adeegsadeen hasse yeeshee tani waxay si cad u muujinee inay ku hoobteen maleesiyada ka soo horjeeda dowladda,wadooyinka aan marnay baabuurtoodii dagaalka oo wada qiicaya ayaan ku aragnay"ayuu yiri Weriye Mohamed Abdi oo warbixin iyo sawiro ka soo diray Isbitaal Keeysaneey.
Wasiiru doowlaha gaashaandhiga Dowladda Federalka Somalia oo la moodayay inuu sameeynayay dhoolatus Melleteri ayaa isagoo qabo dharka Melleteriga wuxuu shir Jaraa'id ku qabtay Isbitaalka Keeysaneey,oo ka baxsankaaraan,kuna aal dusha dambe ee Koowadda Gubadleey.
Yusuf Indhacadde waxaa garab taagnaa Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banadir oo xirnaa dharka loo yaqaan Tuutaha,waxayna labadooda saxaafadda u sheegeen in dagaalka maanta uu ahaa mid uu amar ku bixiyay Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed.
" Weriyeyaasha waxaan u fasaxnay inay maraan wadooyinka Kaaraan oo dhan,inay sawirtaan jabka iyo halaaga Khawaarijta Godane,Shantii maalmood ee uu qabtay isagaa ku baxay,waxaan ogahay inay beenaale yaal yihiin,hada waxaan joogaa Keeysaneey,ma waxaa jirta meel ka dambeysa Kaaraan,soow maaha Galgalato iyo Gubadleey,car caawa yaadan maqlina iyagoo leh angaa joogno Kaaraan"ayuu yiri Yusuf Indhacadde oo la hadlayay Saxaafadda.
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banadir Cabdi Fitaax Shaaweey oo ay wehliyeen lix iyo toban Weriye ayaa ka soo lugeey siiyay Degaanka Galgalato,waxayna lug ku tageen Isbitaalka Keysaneey,halkaas oo Ina Shaaweey gaari ka raacay.
Ina Shaaweey waxaa la socday sodomeeyo ka mida Ciidamadiisa ,mana jirin gaari dagaal ama mid raaxo oo ku wehliyay socdaalkiisa lugeeynta ee uu Saxaafadda ku tusayay in Khawaarijtii laga sifeeyay guud ahaan Kaaraan iyo Galgalato.
There is a massive crackdown against Shababists in the USA. All of them will be rounded up and arrested. Let them enjoy their holy war in Prison to save their arses from being raped.
Where is the other mujahid,qeybdiid xafiduhullah? I heard he and the marexandude are fighting near suuqa bakaaraha: War deg deg ah: Dagaalo kale oo goor dhoweyd ka qarxay qeybo ka mid ah wadada dheer ee wadnaha iyo agagaarka Suuqa Bakaaraha
dayniile