AMISOM GOING TO KISMAYO N BAYDHABO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

AMISOM GOING TO KISMAYO N BAYDHABO

Post by Osman-NZ »


Muqdisho:"Dhawaan waxaan tagi doonaa Kismaayo iyo Baydhaba si awood ah ayaana ku maquunin doonaa kooxaha mucaaradka sheegta" Afhayeenka ciidamada Amisom
13. juli 2009

Print This Article | Daabaco warkaan
Muqdisho(AllPuntland)-Afhayeenka ciidamada Amisom Captan Buhuku ayaa markii ugu horeysay sheegay in ay tagi doonan meelo ka baxsan caasimada sida magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba oo hada ay maamulaan xoogaga Al-Shabaab.

Mr:Buhuku waxaa uu sheegay in dhawaan ay heli doonaan fursad u fasaxi doonta in ay hawlgalo ka sameeyaan Muqdisho meel ka baxsan .

"Waxaa imaan doonta maalin aan kooxaha mucaaradka ku jabin doono meelo caasimada ka baxsan laakin wa marka la fasaxo hawlgalkeena oo laga nabad sameeyayaal halka hada aan ka nahay nabad ilaaliyaal" ayu yiri Buhuku.

Hadalka afhayeenka ayaa imaanaya xili maalmahan la hadal hayey in Midawga Afrika ay magaalada Adis'ababa qalinka ugu duugi doonaan in la dhameystiro ciidamada Amisom loona fasaxo in dagaalka ay galaan oo ay nabad dhaliyaal noqdaan.

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
Source:http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=5581&z=2

Damnnnnnnnnnn... :shock:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”