These little Snakes need to be tough a Very good Lesson, rehabiliation waa in lagu celiyo
Ciidamo Milatari Oo Gaaf Wareegaya Magaalda Boorama
Boorama(Bnn) Wararka ka imanaya magaalada boorama ayaa sheegay in guutooyin ciidan oo ka soo kacay xeebta ay soo dageen dhanka galbeed ee magaalada boorama .
Ciidan kan ayaa fadhiisin ka sameystay belayga caro-garanuug iyagoon la garaneyn sobobta loo soo dajiyay goobtaasi . ciidanka ayaa wata baabuurta yar yar ee loo yaqaan 4.5 ka ee ay saranyihiin hubka fudud .
Ciidanka oo raxan raxan u socda ayaa lagu daadshay magaalada boorama iyagoo ay ag socdaan baabuurta hubku yar yar saaran yahay . ciidankan oo uu hogaaminayo taliyaha ciidanka xeebta ee somaliland gen. mahamed xudhuun ayaa la garaneynin sobobta loo keenay magaalada .iyadoo hore ay u joogeen 200 oo ciidanka amniga ah uuna keenay taliyaha booliska somaliland kana keenay magaalada hargeysa habeen sadexaadkii .
Dadka magaalada ku dhaqan ayaa caawa socodka yareeyay ka dib cabsi ka abuurantay ciidanka milatari ee daafwareegaya magaalada iyadoo dadku iswaydiinayaan waxay raadinayaan iyo ujeedada loo keenay magaalada ciidankan milatariga ah .
Magaalada boorama ayaa daganeyd maanta iyadoo xaaladeedu caadi geedii kusoo noqotay maanta ayaa hada waxa dib u bilaabmay cabsi ka abuurantay ciidankan baabuurta hubaysan wata ee wareegaya magaalada .
Dhanka kale wararka naga soo gaadhaya ceel bardaale ayaa sheegaya in maanta wax dagaal ahi dhicin . goob jooge ku sugan goobta lagu maran sanyahay ayaa noo cadeeyay in labada dhinacba ay heegan ku jiraan . habase ahaatee waxa baajiyay dagaalka buu yidhi waan waan dhexdhexaadineed oo kasota halkaasi iyo ciidanka dawlada oo la soo dhigay dhexdooda .
Kala soco wararka wixii soo kordha Bnn
http://www.boramanews.com/index.php?opt ... tooda-kale
Maxamed Ali
Borama news Network
Borama Office
Ciidamo Milatari Oo Gaaf Wareegaya Magaalda Boorama
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 5631 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 3 Replies
- 9 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 22 Replies
- 1162 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 4 Replies
- 341 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 1091 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 202 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 1 Replies
- 644 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 14 Replies
- 1224 Views
-
Last post by FBISOMALIA