Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by LiQaaye_TDH »

Wararka naga soo gaadhaya degamada wajaale ayaa sheegaya saacadihii ugu danbeeyey caawa in dadweynaha magaalada ku dhaqani bilaabeen qaxniin ay u kala qaxayaan magaalooyinka kale ee somaliland iyo kilinka shanaad ee Itoobiya.

Magaalada wajaale ayaa waxa isku horfadhiya laba ciidan beelood oo kasoo kala jeeda Jibriil Abokor iyo Aaden Yonis waxana aad looga baqayaa inay si kadis ah iskugu dhacaan hadaan gacan sadexaad soo kala dhex galin saacadaha inagu soo fooleh.

cabdisada ka jirta magaalada wajaale ayaa dhalisay in gabi ahaanba gabacsigii magaaladu hal mar istaago dadweynaha magaalada ku dhaqanina ay alaabahooda iyo hantidooda ula qaxaan meelo kale oo ay ku amaan helayaan. Dhinaca dawlada somaliland wali lama hayo wax dhaqdhaqaaq ciidan ah oo kala horjoogsan kara beelaha aadka u hubaysan ee duleedka wajaale isku horfadhiya .

Wararka ugu danbeeya ee wajaale kala soco saylac.com
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by Ducaysane_87 »

so Aden yonis joined the fellow Nuur Yonis aka Reer Nuur in the battlefield
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by Osman-NZ »

Aliyah you are taking down my replies even...why? :lol:

Wallahi u idor are weak-hearted if u don't like facts. U should come into somaliland and somalia room in paltalk..aliyah and see how i roast your clans member...i slapped up birmingham and nayruush together...wale wey kala ordeen..
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by SahanGalbeed »

Togwajale is a JB town , if all JBs are not welcome in Boroma , all these people must get out of town too .
Simple !
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by SahanGalbeed »

When this thing is over, the cowardice of the futo jeclo party Kulmiye serenading our opponents in this matter will be brought to light before the Isaxaaq nation :lol:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by Ducaysane_87 »

^^^ isnt Sacad muse also supporters of the party you callling futo Jeclo :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by LiQaaye_TDH »

Im hearing Wajaale is a shared city, with the samaroon on the Westen side of the city, so its not only Jibril Abokor that lives in wajaale...

sahra galbeed....What are you gonna do to Futo Jeclo?
Last edited by LiQaaye_TDH on Wed Jul 15, 2009 6:15 am, edited 1 time in total.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Breaking News: The war in Galbeed has Reached Togwjaale

Post by Keyse_0208 »

i have Great Confidence in JB to keep these little Laangaab samaroons in check ...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”