Source:http://horseedmedia.net/portal/somali/25550/
Seefta Bananka (funny nickname)
Axmed Maxamed Cali “Caano Geel”
Galkacyo somalia
Waxaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka nabadoonada gobalka Mudug shir balaaran oo ay ka soo qayb galeen Nabadoonada Isimada Cuqaasha gobalka Mudug waxaana shirkaas goob joog ka ahaa wafdiga uu hogaamiinayo Godoomiyaha Barlamaanka Puntland Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi. Shirkaas ayaa looga hadlayay arimaha amaanka gobalka Mudug.
Ugu horayntii waxaa shirka furay oo hadalo kooban ka jeediyay Duqa degmada Galkacyo Mudane Axmed Cali Salaad oo ka warbixiyay dadaalka nabadeed oo ay wadaan iyo isfahan la’ aanta soo kala dhax gashay maamulka iyo nabadoonada gobalka Mudug waxaa kaloo uu sheegay in uu diyaar u yahay hadii uu jiro qof doonaya in uu qabto xilkan uu ka hayo magaalada Galkacyo in uu tanaasulayo
Col. Axmed Cali Salaad waxa uu xusay in ay jiraan dhibaatooyin kale oo ay ka cabanayaan kuwaas oo ah kuwa carqalad ku ah gobalka Mudug waxaana uu xusay isfahan la aanta ka dhax taagan ciidamada booliska iyo beelaha daga gobalka Mudug
Intaas ka dib ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay shirka godoomiyaha gobalka Mudug Cabdinuur Geesey oo asna hadalo kooban halkaas ka jeediyay waxana uu xusay godoomiyaha in gobalka Mudug ay haatan ka jiraan dhibaatooyin la xariira arimaha namaanka waxaana uu dhaliilay nabadoonada iyo isimada beelaha daga Gaalkacyo iyo deegaanda ku xeeran .
Geesey waxaa uu faahfaahin ka bixiyay waxqabadkiisa intii uu hayay xilka godoomiyenimo waxaana uu ka xusay in uu dib u furay xarunta gobalka oo mudu sagaal bilood ah xirnayd waxaa kaloo uu sheegay in asna uu furay xabsigii dhexe ee gobalka oo xirnaa mudo lix bilood ah iyo in uu wadashaqyn ka dhax sameeyay maamulka iyo Ururada bulshada gobalka Mudug .
This is great news, the puntland admin before farole totally neglected mudug, sool and sanaag. And focussed on anything between garowe and bossaso. It is time to fix all those neglects and reform the region and have mudug district government back up and strong...District governments of every region if they don't recieve any help from the regional administration security, health, education and every sector of that area will crumble and cause a big headache in the future.
Good on farole...when he said in election promise that he will be re-engaging with the international community which he is doing as we speak, he should've also added reengaging with all 5 regions of puntland. Farole is cleaning up cadde mess and i commend him for that.

The ppl of mudug are not to blame as "paidmonk" loves to do, it was the neglect of the previous administration towards the region of mudug that is to blame. If cade continued supporting the district administrations this would never of reached to the stage it has reached. Anyways as long as it is being fixed that is all we can ask for.